Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo sheegay in dalka ay ku soo duuleen dad Ajaanib cadaw ah.

president, Sharif Sheikh Ahmed

Somali & English

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa gabal dhacii Maanta waxaa uu Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, wuxuuna si cadaan ah u sheegay in dalka ay ku soo duuleen dad Ajaanib cadaw ah, sidoo kalena uu ku baaqay in waajib ay tahay in la difaaco Qarannimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegay in dagaalyahano Ajaaniib ah ay ka bar bar dagaalamayaan waxa uu ugu yeeray kooxo Soomaali wax ma garato ah, isagoona shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay ka qeyb qaataan halganka dib u xoreynta wadankooda, sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweyne Sheikh Shariif oo ka hadlayey arrintaas wuxuu yiri: “Ajaaniibta dalkaan ku soo duushay, waxay doonayaan inay dalkaan ka dhigaan sida Afganistan iyo Ciraaq, sidaas darteed waxaan shacabka ugu baaqay inay ka hortagaan falalkan socda lagana difaaco dalka cadaw ku soo duulay”.

Sidoo kale Madaxweyne Sheikh Shariif ayaa sheegay inay jiraan dagaalyahano ka soo dagaalamay dalalka Ciraaq iyo Afganistaan, isla markaana doonaya in dalka ay geliyaan marxalad la mid ah tan dalalkaasi ka jirta.

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya  ayaa dhinaca kale waxaa uu soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD, kaas oo xayiraad lagu saaray dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee ay gacanta ku hayaan Xoogaga ka soo horjeeda Dowladddiisa, isagoona ku tilmaamay tallaabooyinkaas go’aan dhaxal gal ah.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa noqday Mas’uulkii saddexaad oo ka tirsan Madaxda Dowladda Soomaaliya oo si cad u sheega in ay dalka ku sugan yihiin Ajaaniib, kuwaas oo ka bar bar dagaalama kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, waxaana horay Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay u sheegeen in Kooxda Al-Shabaab ay ka bar bar dagaalamayaan dagaalyahano shisheeye ah.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

President Sharif condemned by Foreign fighters invade Somalia.

Madaxweyne ShariifMOGADISHU (AFP) – Somalia’s President Sharif Sheikh Ahmed condemned Monday what he termed as an invasion by foreign fighters as rebels battle to oust him in weeks of clashes that have killed more than 200 people.

The latest round of violence erupted on May 7 when hardline Islamist insurgents launched an offensive against government troops, wounding hundreds and forcing tens of thousands of others to flee.

“Somalia is being invaded by foreign fighters, whose main purpose is to turn the country into an Afghanistan or an Iraq,” Sharif said at a news conference in his office.

“We call on the international community and the Somali people to help us in fighting against them,” he added.

According to Somali security officials and foreign intelligence sources in the region, there are up to 500 foreign jihadist fighters in the troubled country, most of whom arrived over the past few months.

The rebels themselves have admitted to receiving the support of foreign fighters believed to be from Arab, Asian as well as European countries in their latest offensive against Sharif’s fledgling administration.

At least 208 people have been killed and 700 wounded by the fighting, Humanitarian Affairs Minister Mohamoud Ibrahim Garweyne said Sunday.

“I can tell you that 80 percent of the people killed and injured are civilians who were caught in the crossfire,” Garweyne said.

“The clashes have also displaced 8,367 families, who have reached temporary camps outside the capital where their livelihoods are very precarious,” the minister said.

Over the weekend, the United Nations put the number of people displaced by the latest fighting at 57,000.

The rebel push is spearheaded by two armed groups: the Shebab, a hardline military movement with suspected links to Al Qaeda, and Hezb al-Islamiya, a more political group loyal to influential cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys.

The Shebab, the former youth wing of an Islamist movement ousted by Ethiopia-backed Somali government forces in 2007, also claimed Sunday’s car bomb at a military camp in the violence-wracked city.

“The attack was carried out by one of our young fighters who detonated his car inside the camp where the enemies of Allah are stationed,” Sheikh Hussein Fidow, one of the group’s officials, told reporters.

In February, they also claimed the single deadliest suicide attack on a base hosting the Burundi contingent of the AU forces.

The hardliners have rejected peace overtures by the government and even spurned the introduction of sharia (Islamic law) which has been one of their key demands.

Ethiopian forces withdrew from Somalia in January, but their pullout caused concerns of a security vacuum and fears that Somalia risked becoming a haven for jihadists affiliated to Al-Qaeda.

Eritrea has been singled out as one African country backing the Somali radicals.

The AU wants UN sanctions on Eritrea, as well as an aerial exclusion zone in Somalia and the blockade of ports and airports to prevent the entry of foreign fighters and weapons shipments.

But Asmara rejected the call, blaming an east African regional grouping, whose sanction call last week was endorsed by the AU, for the chaos in Somalia.

The seaside capital has been ravaged by 18 years of almost uninterrupted civil conflict and hundreds of thousands of people had already fled following Ethiopia’s invasion in late 2006.

Source :    AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: