BAAQ NABADEED — PEACE CALL FOR SOMALIA.

Bild1

ENGLISH AND SOMALI

Halkaan ka akhri

 Bild1

Date: 23/05/2009

Ref: 0002/may/pc

ENGLISH: – PEACE CALL

IEDSOM is   an indigenous Somali organization serving the education, disability, human rights, peace,   gender, environmental and development in Somalia.

We here by sending peace call to whole Somali community again in two weeks. We are very sorry the war that broke out in Mogadishu Friday 22, May 2009 that caused heavy destruction and death. We urge to the fighting parts to stop the wars unconditional and solve their difference by dialogue on the table.

The civilian people in the Mogadishu city tried of wars attack and contra attack that has been going the last two decades. The people in Mogadishu are still suffering with legacy of the previous war, lasted eight days with legacy of nearly 150 death, 500 wounds and 20.000 civilians flee from their homes. Instead of care and treat the victims of previous wars why are you causing new victims.   

The fruit of war is lost of human beings and properties.

The perpetrators should pay the price soon or later one day.

SOMALI:-  BAAQ NABADEED

IEDSOM  waa urur wadani Somali ah kaas oo ka shaqeeyo arimaha waxbarshada, xuuqdada dadka naafada, nabada, degaanka iyo horumarinta dadka Somaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka naafada.

Waxan halkan ka direeynaa DHAMBAAL NABADEED  mar labaadaa labo isbuuc gudahooda, kaas oo ku wajahan dhamaan dadka somaliyeed  iyo qaas ahaan kooxaha. Waxaan mujineeynaa sida aan uga walaacsanahy dagaalka muqdishu ka qarxay  malin jimco May 22, 2009 kaas oo sababay burbur xoogan iyo  dhimasho. Waxaan ugu baaqeeynaa kooxaha dagalmaayo ineey joojiyaan dagalka  si sharuud la’aan ah, kuna dhameestaan waxii qilaaf iyo kala duwaan wadahadal miiska korkiisa ayadoon dhiig dadanin.

Shacabka masaakiinta kunool magaada Muqdishu waa ay ka daaleen dagaal weerar iyo weerar celis soo noq-noqda. Dadka kunool Casimada Somalia Muqdishu waxeey weli la daala dhacayaan dhibki  iyo xanuunkii ay ka dhaxleen, kaas oo socday mudo sided maalmood ah, oo ah dhimasho dad ku dhpw 150 qofood, dhaawac 500 qofood iyo barakac dad 20,000 ka badan oo . intii aad u fidinlaheedeen daawo, daryeel iyo kaalmo dadkii  ku  wax yeeloobey dagaalkii hore maxaa kuwo kale loo halaagaayaa.

Miraha runta ee dagaal waa dad iyo duunyo in la waayo.

Tacadiyadan waa leyska xisaabindoona  goor dhow ama fog.

Abdullahi Hassan Seefl

Deputy Chairperson

 Address: Sahafi Two Rd, Mogadishu Somalia

Tel: 932773 853535 mobile 990885/ 5907530

Website   www.iedsom.org  naafo@hotmail.com

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: