Dowladda Switzerland oo dowladda Sri Lanka ka codsatay in ay oggolaato in la gaarsiyo kaalmooyin dadka ku waxyeeloobay dagaalada.

SRILANKA-WAR/

Somali & English

Halkaan ka akhri

Berna 19 May 2009 – dowladda Switzerland ayaa waxay ka codsatay Dowladda Sri Lanka in ay oggolaato in la gaarsiyo kaalmooyin deg deg ah maatada ku waxyeelowday Dagaalada dhiiga badan uu ku daatay ee dowladda Sri Lanka ay lagashay Jabhadda Hubeysan ee Tamil Tigers-ka, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Xoghayaha Waaxda Federaalka ee arrimaha dibadda Anton Thalmann.

Anton Thalmann oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Genève, ayaa wuxuu intaas raaciyey Konfederaalka Swiss-ka in uu xoogga saari doono Toddobaadka soo socda sidii ay wax uga qaban lahayd Xaaladda dadka maatada ah ee ku wax yeeloobay dagaalada.

Dad badan oo ah qabiilka Tamilka reer Sri Lanka ee magangelyo qaxootinimo ah ku joogo dalkan Switzerland iyo kuwa cusub oo lagu qiyaasay 587 qof oo soo galay 4-tii bilood ee ee lasoo dhaafay ee Sanadkan 2009-ka.

Sidoo kale waxaa maalintii isniinta ahayd ay hay’adda Switzerland ugu qaabilsan kaalmeynta dadka qaxootiga ah ay joojisay in la tarxiilo ama la dhoofiyo dadka u dhashay Tamil Tigers 00 codsiyadooda la joojiyey, Sidaas waxaa sheegay Rainer Mattern oo ka mid ah  Mas’uuliyiinta hay’adda Kaalmeysa Qaxootiga ( OSAR ).

Si kasta ha ahaatee  dadka Tamiilka ee ku nool dalkan Swiss-ka ayaa waxay ka dhigeen Gobolada dalkan Switzerland Mudaaharaadyo ay kaga soo horjeedaan Xasuuqa ay geysteen Ciidamada Dowladda Sri Lanka.

Hase yeeshee sida lagu soo warramay dadka kasoo jeeda Tamilka ayaa magaalada Genéve waxaa ay ka dhigeen Mudaaharaad, kuwaasoo  tiradooda lagu qiyaasay in kabadan illaa 1500 qof, iyagoo isugu tagay Barxadda ka soo horjeeda Xarunta 2-aad 33 Qaramada Midoobay. Halkaas oo ay ku muujiyeen shucuurtooda iyo dareenkooda la xiriira dhacdooyinka ka dhacay dalkooda gaar ahaan Gobolada ay degaan Tamil Tigers-ka.

SomaliSwiss Swissinfo

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Switzerland call for political dialogue in Sri Lanka.

Bern May 19, 2009 -The Swiss government has welcomed the end of the armed conflict in the north of Sri Lanka.

It regretted however that international humanitarian law had been violated and appealed to all parties to comply with and to ensure respect for international regulations and obligations.

“Switzerland calls on Sri Lanka to grant rapid and unimpeded access for humanitarian aid to the distressed population, particularly for internally displaced persons,” it said in a statement on Tuesday.

The government also called on all parties “to refrain from incitement to hatred and to work towards reconciliation by means of unilateral or jointly agreed measures”.

The foreign ministry repeated its willingness to provide support in the areas of humanitarian aid, humanitarian protection and the elaboration of institutional solutions for the protection of minorities.

On Tuesday Sri Lanka’s president declared his country “liberated from separatist terror” as the military said it recovered the body of Tamil Tiger rebel leader Velupillai Prabhakaran.

In his victory address to parliament, President Mahinda Rajapaksa appeared to reach out to the minority Tamils, for whom the rebels had said they were trying to carve out a homeland. He also alluded to promises to forge a power-sharing agreement with them.

The conflict killed more than 70,000 people over 25 years. Another 265,000 ethnic Tamils were displaced in the recent offensive and many have been sent to overcrowded camps in the north.

There are 42,000 people of Sri Lankan origin in Switzerland, of whom 90-95 per cent are Tamils.

Source Swissinfo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: