New Somalia president Sharif Sheikh Ahmed agrees to truce, sharia law.

sheikh-sharif-sheikh-ahmed2

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Sheikh Shariif oo Shir Jaraa’id ku sheegay in heshiis xabad joojin ah ay la gaareen garabyada weli kasoo horjeeda.

madaxweyne_shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Salaad oo sheegay in ay Kulan la qaateen R/wasaare Cumar C/rashiid.

sheikh-bashir-ahmed-salad

Halkaan ka akhri Continue reading

Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Al-Shabaab oo digniino is khilaafsan ka soo saaray xuska lagu weynaynayo dhalashada Nabi Maxamed (CSW).

koran-kariimsubxaanallaah

 Halkaan ka akhri Continue reading

Hay’adda UNHCR oo Sheegtay in magaalada Muqdisho ay dib ugu soo noqdeen 40 Kun oo Barakacayaal ah.

qaxooti1

Somali & English

Halkaan ka akhri Continue reading

Jaaliyada Beesha Gaaljecel ee North America oo beenisay War dhowaan lagu soo daabacay Website-ka Deyniile.

Halkaan ka akhri Continue reading

International Contact Group on Somalia Communiqué, 26 – 27 Feb 2009.

ahmedou-ould-abdallah2

Halkaan ka akhri Continue reading

XISBUL-ISLAAM YAANU NOQON XISBUL DAGAAL.

FAALO

Halkaan ka akhri Continue reading

Ma Bur-Bureyso Somalia inta aa anaga noolnahay, waan ladhimaneynaa walaaleheena Soomaaliya.

aminarts-jabouti

Daawo Sawirada kale

Halkaan ka akhri Continue reading

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday lama degaanka Libya iyo Sudan oo Maanta lagu Aasay magaalada Khartuum.

tahriib4

 Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki-Moon oo ugu baaqay Soomaalida in ay joojiyaan Dagaallada.

ban-ki-moon-qm

Halkaan ka akhri Continue reading

Pro. Maxamed Cumar Dalxa oo sheegay in aan Sharci ahaan dowlada magaceeda la badalin ee weli la yiraahdo dowlad Federaalka KMG ah.

 

Dhageyso wareysiga oo cod ah

 Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaare Cumar C/rashiid oo Iclaamiyey in Maalinta berri ah uu kulan la qaadan doono golihiisa Waiirada.

cumar3

Halkaan ka akhri Continue reading

Soorooyinkii afduubka loogu haystay dalka Somalia lana sii daayay dhowaan oo shaaciyay in ay haysteen Ururka Al-Shabaab.

italian-nuns-held-in-somalia

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Qorsheynta dowladda KMG C/raxmaan C/Shakuur oo ka hadley Barnaamijka wax qabad ee dowladda cusub.

c-rahman-c-sh

Halkaan ka akhri Continue reading

Afhayeenka Golaha dhaqanka Hawiye, Axmed Diiriye oo rajo ka muujiyey dadaalada Nabadeed ee ka socda magaalada Muqdisho.

axmed-diiriye2

Halkaan ka akhri Continue reading

Idaacadda SomaliSwiss oo wareysatay Sheikh Xasan Daahir Aweys Gud. Isbaheysiga dib u xoreynta garabka Asmara.

mustaf-iyo-sh-xasan

Dhageyso Wareysiga oo cod ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo 20 sano kadib Maanta kasoo dagay magaalada Muqdisho.

cumar-2

Halkaan ka akhri Continue reading

Danjire Mareykan ah oo sheegay in ay taageersan yihiin AMISOM iyo Dowladda KMG ah ee uu hogaamiyo Sheikh Shariif Sh. Axmed.

ambassador-michael-ranneberger

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay dagaalada iyo weerarada Is-qarxinta ah ee dib uga bilawday magaalada Muqdisho.

un1

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Fulinta Federaalka Switzerland oo go’aansaday in Ciidamadeeda ay ka qayb qaadan doonaan la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya.

antipirat1

Halkaan ka akhri Continue reading

Ururka Islaamka oo Canbaareeyay Qaraxyadii lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya.

islam-org1

Halkaan ka akhri Continue reading

Jaamacadda Carabta oo sheegtay in ay ka qayb gelayso shirka kooxda xariirka caalamiga Somalia oo berri ka furmaayo magaalada London.

arab-states

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh C/raxiin Ciise Caddow oo beeniyay in Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah ay ka qeyb qaateen Dagaaladii Shalay.

cabdiraxiin-ciise-cadoow

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalada dib uga soo cusboonaaday magaalada Muqdisho.

sh-xassan-daahir-aweys

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Muqdisho oo uu dib uga bilowdey Dagaaladii xooga badnaa ee shalay ka dhacay.

dhaawac1

Halkaan ka akhri Continue reading

Guddoomiyaha Golaha dhaqanka Maxamed Xasan Xaad oo ka hadley Dagaalada ka soo cusboonaadey magaalada Muqdisho.

xaad22

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Eritrea oo ugu baaqday Ciidamada Midowga Afrika in ay si deg deg ah uga baxaan dalka Soomaaliya.

Somali & English

Halkaan ka akhri Continue reading

At least 20 Somali civilians were killed and 90 injured in Somalia fighting between rebel Islamic militants and government forces…

dhaawac

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Deegaanka iyo Ilaalinta Bii’ada Somalia.

aminarts-wasiirka-baada

Daawo Sawirada kale

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: