Sheikh Xasan Turki oo gaaray Kismaayo isagoo wata Ciidan lagu tilmaamay Comandos, isagoo ka hadlay markii ugu horeysay Heshiiskii Djibouti.

Sheikh Xasan Turki

Hoos ka daawo Video-ga

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo RW. Nuur Cadde oo galabta kasoo degay garoonka Muqdisho.

Adan Ade Airport

Halkaan ka akhri Continue reading

Masaajidka Sheikh Cali Suufi oo 11 bilood kadib Maanta furmay, iyo Masaajido kale oo weli u xiran ciidamada gumeysiga Ethiopia.

Salaada Jimcaha

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda KMG ah oo Maanta rasaas ku furay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Dad la xasuuqay

Halkaan ka akhri Continue reading

Waxaa wali soo gaaraya magaalada Kismaayo Islaamiyiin fara badan oo wata Calan Madow, iyadoo ay garba socdaan tababro loo sameynayo.

Islamic Court Kismayo

Daawo Video laga soo duubay

Halkaan ka akhri Continue reading

Afahayeenka Ciidamada M M I S, C/raxiim Ciise Cadow oo sheegay in uu Meles Zenawi ku dhiiqday hadafkii uu ka lahaa Soomaaliya.

Midowga MIS

Halkaan ka akhri Continue reading

Xildhibaan Jinni Boqor: “xubnaha Baarlamaanka wax awood iyo tala midna kuma laha hanaan socodka dowladda KMG ah“.

Xildhibaan Jinni Boqor

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: