Waxaa shalay ka dhacay Magaalada Bern ee caasimada Wadanka Switzerland Shirweynihii 5-aad ee Beesha Gaaljecel.

Beesha Gaaljecel

Jaaliyadda Beesha Gaaljecel

Sawirada hoos ka daawo

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Australia oo sheegtay in ay ciidamo Police ah u diri doonto Somalia, si ay u soo furtaan Sawir qaadihii lagu afduubtay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.

RW. Kavin Rudd

Halkaan ka akhri Continue reading

Gabar Soomaliyeed oo dalka Uganda ka baadi goobeysa Askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM oo ay u dhashay wiil aan ku dhalan hab sharci ah.

Nino Cumar Ibr.

 

Halkaan ka akhri Continue reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay wadaan dadaalo ay kusii deynayaan Saxafiyiintii Ajnabiga ahaa ee dhawaan la afduubtay.

Gud. Dhagaxtuur

Halkaan ka akhri Continue reading

Haweenkii nadaafada gobolka Banaadir oo shalay Bannaan-bax ay kaga soo horjeedaan joojinta howlaha Nadaafadda sameeyey.

Haweenka Nadaafadda

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasaaradda Arimaha dibadda ee dalka Ethiopia oo gacan ka taagtay khilaafka C/llaahi Yuusuf iyo Nuur Cadde.

Meles & Yuusuf

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Kismaayo oo lagu arkay diyaarad si hoos ah ku socota, iyadoo ay Cabsi iyo dareen la soo darastay dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: