Advertisements

Dowladda Spain oo sheegtay in ay ciidamo u dirayso Xeebaha dalka Soomaaliya, si ay Burcad Badeeda ula dagaalamaan.

https://i0.wp.com/lughaya.com/lug/wp-content/uploads/2008/04/maraakiib-dagaal.jpg

Maraakiib dagaal

Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ahmedou Ould Abdalla oo la kulmay Jaaliyadda Somalida Maraykanka.

Ahmedou Ould Abdalla

Halkaan ka akhri Continue reading

Xiriirka kubadda cagta ee FIFA oo maanta dayactir ka billaabay garoonka kubadda cagta ee cons Stadium ee Magaalada Muqdisho.

Garoonka Stadio Cons

Daawo Sawirada kale

Halkaan ka akhri Continue reading

Isbaheysiga dib u Xoreynta Soomaaliya garabka Jabuuti oo ka digay burbur ku yimaada ujeedadii loo aasaasay Isbaheysiga.

Isb. garabkaĀ Djibouti

Halkaan ka akhri Continue reading

C/Raxiin Ciise Cadow oo ka warbixiyay Madaafiic Janta Kundishe iyo Garoonka Baladweyne lagu garaacey.

Mag. Baladweyne

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha ku dhaqanka Shareecada Islaamka:- Warsaxaafadeed ku Saabsan Khilaafka Isbaheysiga iyo Arimo kale.

War Saxaafadeed

Halkaan ka akhri Continue reading

Baaq ay soo jeediyeen Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ee la xiriira dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Baladweynaha.

Magaalada Baydhabo

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: