Wiil dhallinyaro oo Soomaali ah ayaa si daran dhaawac culus loogu geystay magalada Asker ee dalka Norwey.

Xerada Qaxootiga Asker

News Somali & English

Halkaan ka akhri

Wiil dhallinyaro 16 Sano Jir ah Soomaali ah ayaa la sheegay inuu si daran dhaawac culus loogu geystay shalay magaalo la yiraahdo ASKER oo ka fog bartamaga magaalada Oslo ee dalka Norwey, kadib markii Rasaas lagu furay goob uu ku sugnaa oo la sheegay in ay aheyd meel lagu xanaaneyo dad Ajaanibta ah ee wadankaas sida sharci darada ah ku soo galay taasi oo ku taala waqooyiga Magaalada Caasimada ee Oslo.

Hase ahaatee Wiilkan ayaa la sheegay xiliga Rasaasta lagu furayay in uu jiifay guri dabaq Sare ah ee lagu xanaaneeyo dad la sheegay in ay sida sharci darada ah u soo galaan wadankaasi iyadoo risaastu ay uga soo baxday darbi alwaax ahaa islamarkaana ay xabada uga dhacday Caloosha ,sida sarkikiisha wadanka Norwey ay sheegayaan.

Balse Wakaalada Wadanka Norwy ee NTB ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha iyo Dhaqaatiirta Cisbitaalada aysan wax war ah ka soo saarin xaalada uu wiilkaasi ku sugan yahay .

Dad goob joogayaal ah oo ogaa xiligii  wiilka la qaadayay ayaa waxay sheegeen in xaaladiisa ay aad u liidato uuna dhimirkiisu caadi ahayn oo isbeddel ka muuqatay .

Hase yeeshee sida lagu soo warramay in dhowr Rasaas lagu furay goobtaasi gaar ahaan magaalada la yiraahdo ASKER oo la sheegay in ay ku nool yihiin dad badan oo Soomaali ah, waana Magaalo 12 meel galbeedka ka xigta Magaalada Caasimada ee Oslo sida uu sheegay Axmed Boski oo isagu ah Agaasimaha xarunta uu ku sugnaa Wiilkaasi.

Si kasta ha ahaatee Wariye ka tirsan wakaalada wararka AP oo goobtaasi ku sugnaa ayaa wuxuu sheegay in sedax xabad ay u soo gashay meeshii uu ku jiray wiilkaas Soomaaliga ah, balse.wuxuu tilmaamay in markii la qaadayay wiilkaas xaaladiisa ay aheyd mid liidata

Xafiisla Ciidamada Booliska ee wadanka Norwey ayaa waxay sheegeen inay wadaan baaritaano iyagoo qab qabtay dad looga shakiyay falka lagu dhaawacay Wiilkaasi yar ee u dhashay wadanka Soomaaliya.

Source    AP  English Web Desk

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Young asylum seeker shot in his bed

 

A 16 year-old asylum seeker from Somalia, was shot and critically injured while sleeping in his bed at reception centre outside Oslo. He was hit in the stomach by a rifle round fired through the wall of his room. Police speculate that he may be a random victim.

All available units from the Asker and Bærum police district have been mobilized and specialist teams and helicopters have been drafted in from neighbouring Oslo.

“This is an extremely serious event. We hope and pray that the 16 year-old will recover,” says police inspector Einar Aas of the Asker and Bærum police.

The neighbourhood around the reception centre was cordoned off after the shooting and crime scene investigators have gone over the area.

No arrests had been made by Friday evening. In the mean time the youth was taken to Ullevål University Hospital where he underwent a series of operations to save his life.

Several witnesses remember hearing shots late Thursday evening and Friday morning. They were interviewed during the course of Friday afternoon.

The Hvalstad reception centre for asylum seekers aged 15 to 18, lies in a leafy low rise suburb south west of Oslo.

Police have discovered that several shots have been fired at two of the buildings at the centre. Police believe that 7.62 millimetre ammunition, common in hunting rifles and military weapons, was used.

Ballistics specialists are calculating where the shots were fired from.

Meanwhile the other residents of the centre are being attended to by a crisis team of counselors and translators.

“Our main concern is to make sure that we are doing as much as possible for the people living at the centre,” says Åsmund Eide of the Norwegian Directorate of Immigration (UDI) to news bureau NTB.

Investigations will seek to discover whether the shooting was a random act, an accident or a hate crime.

Source    AP  English Web Desk

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: