Gumeystayaasha iyo gaalo raacyada ayaa u bixiyeey magacyo aanu galabsan oo aan shaqo uusan ku lahayn, waana arrin looga soo horjeedo diinteena iyo madax banaanida dalkeena.

Qoraal wadani Soomaaliyeed

Halkaan ka akhri

Waxaan saakay isha mariyey maqaalka quruxda badan ee aad ka soo qaaday meeshii uu ku geeriyooday Mujaahidkii da’da yaraa hase ahaatee magaciisu weynaa Allah ha u naxariistee Marxuum Macalin Aadan Xaashi Cayroow.

 

Marxuumku ifka ayuu ka qarsoomay, laakinse magaciisu dunida waa ku faafay waana ku waari doonaa, inuu ahaa geesi u geeriyooday caqiidada uu aaminsanyahay oo aheyd in ALLaah lacaabudo oo aan cid kale laga baqan.


Gumeystayaasha iyo gaalo raacyada ayaa u bixiyeey magacyo aanu galabsan oo aan shaqo uusan ku lahayn, waana arrin looga soo horjeedo diinteena iyo madax banaanida dalkeena.


Halganka lagu xoreenaayo dalkeenii kuma dhamaan geerida Geesigii Macalin Aadan Xaashi Cayroow ee wuu sii kordhayaa waana sii socan doonaa inta dalkeena laga daahirinayo nijaasadda gaalada madoow ee dalkeenii ku soo duulay iyo dabadhilfyada dhuuni raaca ah ee la socda (Insha Allaah).


Ugu danbaaystii hoyadii Macalin Aadan Xaashi Cayrow caloosha ku qaaday waxay ahayd Hooyo nassib daban oo wiil geesi ah dhashay ugu danbeeystiina ilaaahii aduunka keenay ayaa dib u ceshadey ee sidaa ha ku samirto, wax khayr badan ilaahey ha ugu badelo oo ha ugu nasteexeeyo. Ammin.

Markale ayaan kuugu hambalyeeyna maqaalkaan aad sida geesinimda leh u baahisay, waxaana idin leeyahay halkaas ka sii wado hibada saxaafadeed ee aad leedihiin.

 

Qoraalkan waxaa nasoo gaarsiiyay Muwaadin Soomaaliyeed

Hussein Wehelie
Minnesota, USA

 

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: