Advertisements

R/Wasaare Nuur cadde oo Qaramada Midoobey iyo Beesha Caalamka uga baaqay inay ka dhabeeyaan fulinta heshiiskii DJabouti.

R/Wasaare Nuur Cadde

News Somali & English

Halkaan ka akhri 

R/Wasaaraha dowladda KMG ah Nuur Xasan Xuseen oo haatan Booqasho ku jooga Ethiopia ayaa maanta uga baaqay in Beesha Caalamka laga doonayo in ay  Ciidamo ka socda Qaramada Midoobey u soo diraan Soomaaliya sida uga dhaqsiyaha badan, haddii kale waxa dhacaya ayuu yiri in wadanka amaankiisa uu faraha ka baxo.

Sidoo kale Nuur Xasan Xuseen ayaa  sheeday in Ciidamada ka socdo Qatamada Midoobey ay yihiin kuwii  badali lahaa  booska Ciidamada Ethiopia, si loo dhaqan galiyo qodobadii heshiiskii Djibouti ee lagu gaaray bishii la soo dhaafay ee ay dhex dhexaadinaysay Q.M”.

Haddaba Qaramada Midoobey iyo Beesha Caalamka waxaa laga rabaa in ay bixiyaan taageerada dhaqaalaha, keenaana Ciidamo nabad ilaalin ah iyadoo aan dib loo dhigayn ballantii heshiiska ku qorneed.

si loo dhaqan galiyo heshiiskaas waxaa lagama maarmaan ah in beesha Caalamka iyo Ururrada Caalamiga ah, inay taaba geliyaan heshiiskass, si dowladda Ethiopi ay u hesho  awood ay ugala baxdo Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, ayuu yiri Nuur Xasan Xuseen.

Hase ahaatee warkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay 90 maalin ka dhimantahay mudadii ay Isbahaysiga dib u Xoreynta Somaliya iyo Dowladda KMG ah ay  ku wada saxiixdeen in ay Ciidamada Gumeysiga Ethiopia uga baxaan 120 maalin.

SomaliSwiss  Addis-ababa

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Somalia PM accuses insurgents of trying to wreck peace pact

 

 

ADDIS ABABA (AFP) – Somalia’s Prime Minister on Monday accused insurgents of trying to “spoil” a truce deal signed last month between Mogadishu and its political foes as he condemned the killing of a top UN official in the capital on Sunday

The head of the UN Development Programme, Osman Ali Ahmed, was shot at close-range as he left a mosque in the south of the city and later died while undergoing treatment at an African Union military hospital.

“Even though we have the transitional government, (AU) and Ethiopian forces in Somalia, people are still being killed selectively. Insurgents are trying to spoil the agreement signed in Djibouti,” Nur Hassan Hussein told a press conference in the Ethiopian capital Addis Ababa.

“I’m very sorry that innocent people are being killed without any reason,” added Hussein, who was in Ethiopia for a three-day trip to discuss bilateral issues with the Horn of Africa giant.

The government and the opposition umbrella group the Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) reached a series of agreements at UN-sponsored talks in Djibouti in June, including a three-month truce which was to come into force within a month.

But Sheikh Hassan Dahir Aweys, an influential radical cleric whom Washington accuses of links to Al-Qaeda, has rejected the deal signed by ARS chief Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, saying it fails to set a clear deadline for the withdrawal of Ethiopian troops.

“The agreement includes the withdrawal of Ethiopian troops after a sufficient number of UN peacekeepers are deployed. What we are seeing now is that people are starting to hope that peace will come, they can have an influence on the insurgents,” Hussein said.

Since their overthrow early last year by the joint Somali-Ethiopian force, the Islamists have waged a guerrilla war, which according to international rights groups and aid agencies, has left at least 6,000 civilians dead and displaced hundreds of thousands.

The 1991 ouster of dictator Mohammed Siad Barre paved the way for a breakdown of the state and a rise in factional warfare that has seen most of Somalia descend into chaos without any recognised central government in place ever since.

Source AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: