Mas’uulkii ugu wakiilka ahaa hay’adda UNDP Soomaaliya oo Caawa koox hubeysan ay ku dileen magaalada Muqdisho.

UNDP in Somalia

News Somali & English 

Halkaan ka akhri

Kooxo Hubaysan ayaa Caawa Weerar ku qaaday Mas’uul katirsan Hay’adaha Samafalka Q.Midoobe ee ku sugan magaalada Muqdisho xili uu faraha baxay Amaanka Muqdisho.

Hase ahaatee waxaa lagu soo warramayaa in dableey hubaysan ay Weerar ku qaadeen Cismaan Cali Max’ed oo ahaay Madaxii Hay’adda Hurumarinta Mashaariicda UNDP, Falkan lagu dhaawacay Mas’uulkan katirsan UNDP ayaa ka dhacay xaafadda Buula Xiibeey degmada Wada jir.

Goob joogayaal ayaa sheegay in Cismaan Cali ay la dhaawacmeen laba qof oo uu ka mid ahaa Wiil uu dhalay, dhaawaca Mas’uulkan ka tirsan UNDP ayaa ah mid aad culus waxaana loola cararay Isbitaal ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ee ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Hase yeeshee war goor dhow aan ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  Marxuum Cismaan Cali uu u geeriyooday dhaawacii ay u geysteen kooxdii hubeysneyd xili uu ku sugnaa xaafada Buula Xuubeey islamarkaana uu ka soo baxay Masjidka Kashka ee Xaafadaasi.

 

Si kasta arrintu ha dhacdee Ciidamada Amison, gaarhaan Kuwa Uganda ayaa waxay daaweeyeen labadii kale oo la socday madaxii hay’adda UNDP, balse waxaa la sheegay in kooxdii dilka geystay ay baxsadeen.

 

SomaliSwiss  Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

 

UN official killed in Somalia

 

 

MOGADISHU, Somalia – Gunmen opened fire on people leaving a mosque in Somalia’s capital on Sunday night, killing one of the country’s senior U.N. officials and wounding his son and another man, a witness and a family member said.

Attacks on officials, including those working for the U.N. or aid agencies, are common in Somalia, where Islamic insurgents have vowed to fight an Iraq-style insurgency against the country’s weak and corrupt U.N.-supported government.

Osman Ali Ahmed, the head of the U.N. Development Program for Somalia, was covered in blood and unconscious as he was rushed to a hospital after Sunday’s shooting, said Hassan Ali, a witness and a neighbor of Ahmed’s. Ali said in an interview that it was not clear how badly Ahmed’s son and the other man were hurt.

Ahmed’s wife, Nasteho Abubakr Yusuf, later told The Associated Press that her husband died at the African Union hospital after being shot in the head.

The shooting occurred a day after an explosion killed a Somali official, his wife and four others in Mogadishu.

On June 21, Hassan Mohamed Ali, head of the U.N. High Commissioner for Refugees organization in Mogadishu, was abducted from his home on the outskirts of the capital.

SomaliSwiss  Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: