Advertisements

Dowladda Gumeysiga Ethiopia oo ku faantay in dagaalladii ka dhacay Gobollada dhaxe ee Soomaaliya ay ku dishay 71qof Islaamiyiin ah.

Ciidamada Ethiopia

News Somali & English

Halkaan ka akhri

Warar ay daabacday Wakaalada Wararka ee Dalka Ethiopia marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan ENA oo soo xiganeysay Sarkaal ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga Ethiopia, ayuu sheegay in 71 ka tirsan Kooxaha Al-Shabaab iyo Maxkamadaha oo ka dagaalama Soomaaliya ku dileen dagaal todobaadkan ka dhacay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.
Hase yeeshee Sarkaalka u hadalay Wasaarada Gaashaandhiga Ethiopia ayaa ku faanay in dhowr toban ruux ay ragaas ahaayeen Saraakiil sar sare, uuna ku tilmaamay inay ahaayeen Argagixiso Islaamiyiin ah.

Balse dagaaladii Todobaadkan ee ka dhacay Gobolada G/gaduud iyo Hiiraan, waxay ahaayeen dagaaladii ugu xooganaa, ugana qaraaraaee sanadkan dhex mara Ciidamada Ethiopia iyo Kooxaha ka soo horjeeda.

Sida ay soo sheegeen dadka deggan degmooyinka Guriceel iyo Matabaan ee Gobolada Hiiraan iyo G/gaduud waxaa ka dhacay dagaal faraha looga gubtay, kaaso ay si fool ka fool ah isaga horyimaadeen Ciidamada Ethiopia iyo Kooxaha ka soo horjeeday oo weerarayay Goobaha ay ku sugnaayeen Ciidamada Ethiopianka, inkastoo lagu soo warramay in dagaalkan ay ka qayb qaateen Diyaarado qumaatiga u kaco (Helicopters) oo Ciidamada saad iyo taakuleyn siinayay, markii uu ka go’ay rasaasta.

 

 


Ugu dambeyntii Wakaalada Wararka ENA iyadoo soo xiganeysay Sarkaalkaas, waxay sheegtay in Mid ka mid ah Saraakiisha la dilay uu ahaa nin heystay dhalashada Canadian, kaasoo magaciisa lagu sheegay Abullaahi Afrah Aasbaro.
Isha warka ENA

 

SomaliSwiss@hotmail.com

 

 

Deadly Somalia clashes claim 71

Addis Ababa – Ethiopian military this week killed at least 71 Islamist insurgents in deadly clashes in central Somalia, the defence ministry said in a statement on Thursday.
Somali Islamist insurgents on Tuesday attacked an Ethiopian army convoy travelling from Guguriel near the Ethiopian border to Mataban, about 450 kilometres north of the capital Mogadishu.

“In a joint operation (with Somali forces) that started on June 30 around Guguriel, 71 terrorists from the UIC and Shabeb were killed,” the statement added.

Although Ethiopia said the operation started on Monday, fighting was reported on Tuesday.

The Union of Islamic Courts (UIC) is a political wing of the Shebab militants who have been accused by western intelligence of links with al-Qaeda.

 

“Among them, 13 were high-ranking officers, who included a Somali with Canadian citizenship. Several weapons were destroyed during the campaign,” it added.
Somali witnesses said the Tuesday attack killed at least 26 people, mainly combatants.

Residents reported that the fighting, in which both sides used armoured vehicles, was the heaviest in the region since Ethiopian forces entered Somalia in late 2006 to bolster the country’s weak government.

The Ethiopian army, which rarely comments about such incidents, has pledged to pull out once the United Nations deploys a peacekeeping force to strengthen an embattled African Union peacekeeping force confined to Mogadishu.

Since they were ousted from power in 2007, the Islamists have waged a bitter guerrilla war, targeting Ethiopian, government and African Union targets almost daily.

According to several international rights groups and aid agencies, the fighting has left at least 6 000 civilians dead and displaced hundreds of thousands in the last 12 months alone.

On June 9, the Somali government and its political opposition signed agreements, including a ceasefire scheduled to enter into force within 30 days, but Shebab has refused to recognise it.

Instead, it has vowed to keeping fighting until Ethiopian forces pull out of Somalia, a nation that has been plagued by an uninterrupted civil war since the 1991 overthrow of president Mohamed Siad Barre.

The African Union has deployed some 2 600 peacekeepers in Mogadishu but the contingent on the ground still falls far short of the 8 000 troops pledged by the continental body and has failed to stem the violence.

At least 2,6-million Somalis are facing hunger due to acute food shortages spurred by a prolonged drought, insecurity and high inflation. UN famine monitors have warned that the figure could hit 3,5-million by the end of 2008. –

 

 

 

Source  Sapa-AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

 

 

Advertisements
%d bloggers like this: