Shacabka Swiss-ka oo la soo hordhigi doono in ay u codeeyaan 30-ka Bisha November 4 Mooshin oo muhim ah.

Barlamaanka Swiss-ka

Halkaan ka akhri

Dowladda Switzerland ayaa shalay Arbacada ahayd soo dhameystirtay qoorshihii iyo Brogramkii oo la doonayey in Toddobaadka soo socda uu Golaha federaalka uu u codeyn lahaa in aan la aadin fasaxa Kuleelaha oo billaabmaya 11ka bishan Luulyo.

Sida horeyba loogu wargeliyey, Codbixiyaasha barlamaanka waxay ka doodi doonaan Mooshinnada kala ah:

1-In la fasaxa isticmaalka Maandooriyaha la yiraahdo Canaba oo ay soo jeediyeen Xisbiyada Bidixda.

2- Xuquuqda Racfaan qaadashada ee hay’ada bii’ada oo uu soo jeediyey Xisbiga Liberaalka ee Kantoon Zürich.

Hase ahaatee dowlada Swisska waxay Shacbiga soo hordhigi doontaa bisha Nofember 30keeda, sida ay la tahay araktidooda labadaas Mooshin iyo laba Mooshin kale oo horey Barlamaanka ugu soo dooday oo kala ah:

1-Debiyada fara xumeyta iyo fal-gelnimada Caruurta.

2-Howl-gab wijiyo kala duwan leh ee uu soo jeediyey Ururka midnimada Shaqaalaha.

SomaliSwiss Source Swissinfo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: