Madaxweynaha dalka Masar M. Xusni Mubaarak oo sheegay in Qaaradda Afrika ay hayso wadadii ay ku gaari lahayd Horumar iyo Isku Fillaansho.

Kulan Dowladaha Afrika

News Somali & English

Halkaan ka akhri

Waxaa magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar ka furmay shir Madaxeydkii Midowga Afrika, waxaana Furitaanka shirkaas ka hadlay Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak oo sheegay in Masar ay ku qanacsan tahay in Qaarada Afrika ay hayso wadada saxda ah ee ay ku geerayso Horumar iyo Isku Filaansho.

 

Balse Madaxweyne Xusni Mubaarak wuxuu kaloo ku nuux nuuxsaday adkeenta Golaha nabad-galyada iyo amaanka ee Qaarada Afrika, taasoo uu sheegay in qayb wayn ay ka qaadan doonto ka hortagidda dhibatooyinka iyo dagaalada ka jiro Qaarada Afrika, hase yeeshee, Madaxweyne Mubarak wuxuu ugu baaqay Madaxda Dalalka Afrika in ay u Midowaan sidii ay uga hortagi lahayeen dhibaatooyinka ka jira caalamka.
Khad Teleefonka oo aan kula xiriirnay Wakiilka SomaliSwiss ee dalka Masar ayaa wuxuu inoo sheegay in qodobada loogu hadlayo kulanka maanta ugu furmay Madaxda Afrika ayaa waxaa ugu muhimsan dhibaatada ka aloosan dalka Zimbabwe iyo nabada amniga Qaarada Afrika, gaar ahaan Mushkiladaha Daarfuur iyo Soomaaliya iyo waliba tan Jabuuti iyo Eratarya.
Hase ahaatee Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugambe oo canbaareenti ugu xumeyd uga imaanayso dhanka beesha calamka tan iyo intii la qabtay dhawaan doorashadii Madaxtinimada ee ka dhacday dalkaasi .
Warku wuxuu intaa raaciyey in Golaha nabad-galyada iyo amaanka ee Qaarada Afrika oo ka koban shan iyo toban xibnood oo ka kala socda Dalalka Afrikaanka ah ay Malintii Axada ahayd ay kulan ku yesheen Magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, waxayna ku lafa gureen dacwooyinka faraha badan ee Midowga Afrika kaga imaanayo dhinaca Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugambe.
Sida Muuqata in shirkaan xoogiisa uu u batay dhinaca arimaha Zimbabwe iyo dhanka Jabuuti iyo Eratarya mana muuqata in arimaha Soomaaliya la siinayo culays saas u wayn.
SomaliSwiss  Qaahira
SomaliSwiss@homail.com

 

Eleventh Ordinary Session of the African Union Assembly Kicks Off Today in Sharm El Sheikh at the Level of the PRC

 Sharm El Sheikh, Egypt – The Sixteenth Ordinary Session of the Permanent Representatives Committee (PRC), opened today, Monday 24 June 2008, in Sharm El Sheikh, Arab Republic of Egypt, within the framework of the of the Eleventh Ordinary Session of the Assembly of Heads of State and Government of the African Union.
The meeting at the Sharm El Sheikh International Congress Center was presided over by the Chairperson of the PRC, H.E. Mohammed Maundi, in the presence of the Chairperson of the African Union Commission (AUC), H.E. Jean Ping, the Deputy Chairperson of the AUC, Mr. Erastus Jarnalese Onkundi Mwencha, and AUC Commissioners.
During the meeting, the African Union Ambassadors will discuss the Administrative and Financial issues of the AU Commission, under which they will consider the Progress Report on the Administrative Issues referred to the Commission by the 11th Extraordinary Session of the Executive Council on the Audit of the Union, Arusha, Tanzania, 6-7 May 2008.
The Ambassadors will also discuss legal and institutional matters such as the Report on the Status of OAU/AU Treaties, the Report of the Commission on Elections and preparations to launch the Permanent Assembly of ECOSOCC and the Report of the Commission on the Use of the Principle of Universal Jurisdiction by some non-African states as recommended by the Conference of Ministers of Justice and Attorneys General.
 The Situation of Refugees, Returnees and Internally Displaced Persons in Africa; the Report of the High Level Panel on High Food Prices and Food Insecurity; the Report on Progress towards achieving the Millennium Development Goals and the Status of Implementation of the MDGs Africa Steering and Working Group Recommendations; the Progress Report on the various strategic partnerships of the African Union; the Report on Negotiations of Economic Partnership Agreements and that of the on-going Doha Round of Negotiations in the World Trade Organisation (WTO) amongst others, are some of the issues under consideration by the PRC.
 The Permanent Representative Committees meeting ends tomorrow, Tuesday 25 June 2008.
 SomaliSwiss  Qaahira
SomaliSwiss@homail.com
%d bloggers like this: