Madaxwaynaha Dowlada KMG C/llaahi Yusuf yaa Manta ku dhawaaqay Dagmooyin cusub oo katirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Mad. C/llaahi Yusuf

Halkaan ka akhri

HALKAAN KA DHAGEYSO MAGACAABISTA DEGMOOYINKA

 

Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya Cabdulaahi Yusuf Axmed aya Maanta ku dhawaaq dagmooyin cusub oo gaaraya ilaa lix dagmo oo katirsan dagmooyinka Mudug iyo Galgaduud.

 

Magaalooyinka loo magacaabay dagmooyika ayaa waxaa ay kalayihiin

(GALGUDUUD) Ceelgaras / Baxdo / Xereaale/ Guriceel / iyo sidoo kale halka (MUDUG) loo Magacabey Colguula iyo Jowle 

 

Goboladan ayaa marki hore waxa ay lahaan jireen Mudug oo laheyd 5 Dagmo oo Magalaad Galkacyo ay Caasimada Mudug u aheyd aya haatan waxaa lagu darey 2 Dagmo oo kala kh Col Guula iyo Jowle, iyadoo Dagmooyin keeda ay hada isku noqonayaan 7 Dagmo.

 

Gobolka Galgaduud ayaa isagu lahaan jiray marki hore 8 Dagmo iyadoo hadana lagu Darey illa 4 Dagmo oo kala ah Ceelgaras / Baxdo / Xeraale/ Guriceel / iyadoo hada tirade Dagmooyinka ay dhan yihiin 12 Dagmo.

 

Magacaabida Dagmooyinkan cusub ayaa waxaa ay ka danbeysay kadib markii Odayaal dhaqmeedyo iyo wax garadka ka soo jeeda Dagmooyinka lamagacaabey ay soo gudbiyeen codsiyo ah in loo magacaabo Dagmooyin cusub Dhulka ay ku dhaqan yihiin.

 

Madaxwaynaha Dowlada KMG ayaa waxaa uu shegay in xiligan Soomaaliya ay u baahantahey in la habeeyo oo Dagmooyin kedana labadiyo isagoo intaa ku darey in ay kajirto baahiyo Dagmiiyin Gobolada Soomaalia oo dhan sheegayna in uu meelo badan uu u magacaabayo Dagmooyin.

 

SomaliSwiss Muqdsiho

 

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: