Walaahowga Max’ed Dheere
Halkaan ka akhri
Hase ahaatee sida aannu ku heleyno dad tegay Saaka barqadii Xaafadda uu ku yaallo guriga Maxamed Dheere ayaa waxay sheegeen inaan lagu arkaynin halkaas gaadiidkii dagaal ee looga bartay in lagu ilaaliyo Maxamed Dheere.
 Maxamed Dheere ayaa goow hore lagu war geliyay inuu soo wareejiyo dhamaan hubka uu leeyahay ka hor inta aysan dhamaan bishan aan ku jirno,taaso la doonayo in maamul kale loogu sameyo Magaalada Muqdisho,sida harayba u sheegay Ra’iisul-Wasaare ku Xigeenka Koowaad Mudane Axmed Cadisalaam.
Â
Sidoo kale Ciidamada Ethiopia waxay hub ka dhigis ku sameeyay horaantii todobaadkii tegay Maareeyaha Dekedda Muqdisho iyagoo ka qaatay Gaadiid iyo hub fara badan oo uu lahaa Maareeyaha.
Â
Â
Ugu dambeynta dadka Siyaasdda u kurgela ku sugan gudaha iyo dibedda Soomaaliya ayaa waxay mala awaaleen in Meles Zanawi uu doonayo in baalasha ka rifo dadka Soomaalida oo lagu tuhmayo inay haystaan hubka waaweyn, balse sida ay sheegeen Siyaasiyiintan in ugu dambeyntii loo dhameyn doono dhagaroole Ina Yuusuf oo dalka Soomaaliya ku soo hoggaamiyey Mareykanka iyo Ethiopia.
Â
SomaliSwiss Muqdisho
Â
Filed under: SomaliSwiss |
You must be logged in to post a comment.