Bartamaha magaalada Addis Ababa oo ka dhacay Qarax aad u xoog badan oo sababay dhimasho iyo dhaawacba.

Addis Abeba

News Somali & English

Halkaan ka akhri

ADDIS ABABA – 3 qof ayaa ku dhintay, 9 qof kalena waxaa soo gaaray dhaawac aad u culus, kadib markii lala beegsaday gaari Minibus ah qarax bambaano ah Maqranimadii Xalay.

Gaarigan ayaa marayey inta u dhaxeysa Hotel Hilton iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee bartamaha magaala Madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, waxaana saarnaa dad rayid ah, sidaas waxaa shaaca ka qaaday ciidanka Boliiska oo goobta qaraxa ka dhacay tagay.

Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmayba waxay saarnaayeen Baska ay haleeshay qaraxa, balse  sida ay la tahay Codbaahiyaha Boliiska oo magaciisu lagu sheegay Densash Hailu, in Bomkan lagu soo qaryey gudaha gaarigaas, hase yeeshee Ciidamada Boliiska iyo kuwa Militariga ayaa hareereeyey goobta uu qaraxa ka dhacay.
Qaraxii xalay Maqrabnimadii ka dhacay ma ahayn kii ugu horreeyey ee ka dhaca magaala Madaxda dalka Ethiopia ee waxaa ka horreeyey kuwo kale ee dhacay horraanta Sanadkan iyo Sanadkii tegayba.
Isku deyadan qaraxa ah ayaa dowladda uu Meles hoggaaminayo ku eedeysay inay ka dambeeyso dowladda Eritrea, sidoo kale labadii qarax ugu dambeeyey ee lala beegsaday Kaalimaha Shidaalka oo ay dad badan ku dhinteen, kuna dhaawacmeen ayaa lagu eedeeyey dad ka soo horjeeda dowladda Addis Ababa oo soo hubeysay Eritrea, sida taliska Ethiopia sheegay.
SomaliSwiss Xogta Swissinfo

 

Three killed in Addis Ababa bomb blast: police

 

ADDIS ABABA(AFP) – Three people were killed and four wounded when a bomb exploded late Tuesday near the Ethiopian foreign ministry in central Addis Ababa, police told state-run radio.

“Three people died when a bomb exploded on a minibus,” federal police official Tesfaye Meressa told the radio. “Two people also sustained serious injuries while another two were lightly wounded.”

The police official added that an investigation was being conducted into the blast, which witnesses said took place at around 7:30 pm (1630 GMT), but he did not elaborate on who might be behind the attack.

There was no immediate claim of responsibility for the explosion.

“I was in the area when the blast went off and this minibus was blown to pieces,” one eyewitness who asked not to be named told an AFP reporter at the scene.

The charred minibus, a white Toyota with an Addis Ababa number plate, was located less than 50 yards from the main entrance of the foreign ministry.

“There was an explosion on a minibus. There are some casualties and most probably some fatalities. It really looks like a terrorist attack,” said a government official who asked not to be named.

All streets leading to the foreign ministry were sealed off by federal police.

Three people were killed and 18 wounded in bomb blasts at petrol stations in Addis Ababa on April 14.

The authorities had accused the separatist Oromo Liberation Front (OLF), which alongside the Ogaden National Liberation Front and Ethiopia‘s arch-foe Eritrea, are routinely blamed for such attacks.

SomaliSwiss Xogta AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: