Aadan Xaashi iyo Mujaahidiinta kale waxay heleen wixii ugu qaalisanaa ee ay raadinayeen oo ah inay ku dhintaan Jihaadka Xaqqa ah.

https://somaliswiss.files.wordpress.com/2008/05/aadan-xaashi-ceyrow.jpg

Mujaahid Shahiidey

Innaa Lillaah Wa Innaa Ilaahi Raajicuun

Halkaan ka akhri

Xalay saqdii dhexe waxay duqeeyeen diyaaradaha cadowga Ilaahay ee Maraykanku guri ku yaala magaalada dhuuse Mareeb, waxana duqayntaas ku shahiiday Mujaahidiin ay ka mid yihiin hogaamiye Aadan Xaashi Cayrow oo ka mid ahaa madaxda Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Sheekh Muxyadiin Maxamed Cumar oo hore u ahaan jiray Masuulkii caafimaadka ee golihii Maxkamadaha.

 Walaalkeen Aadan Xaashi iyo Mujaahidiinta kale ee la shahiiday waxay heleen wixii ugu qaalisnaa ee ay raadinayeen oo ah in lagu dilo jidka ilaahay iyagoo difaacaya, waxaanan ilaahay uga baryaynaa in uu ka aqbalo.

 Hadaba Anaga oo idiin soo gudbin doonaa maalmaha soo socda Taariikh nololeedkii Shahiid Aadan Xaashi Cayrow hadana waxa mudan in la xuso kaalintii waynayd ee uu ku lahaa Jihaadka Soomaaliya.

 Shahiid Aadan Xaashi wuxuu kaalin mugle kasoo qaatay dhammaan dhaqdhaqaayadii Jihaadka ee ka hano qaaday Soomaaliya bilowgii sagaashanaadkii, sidoo kale Mujaahidku wuxuu dowr muhiim ah ka qaatay aasaasidii Ururka Mujaahidiinta Al-shabaab inkasta oo aanu marnaba noqon Hogaamiyaha ama Amiirka guud Al-shabaab.

 Shahiidku wuxuu ahaa geesi laga yaqaano dunida Muslimka iyo midda gaaladaba, magaciisuna wuxuu wadno qabad ku noqday Nimanka hogaamiya dagaalka Saliibiyiinta oo uu Marykanku u horeeyo.

 Waxaa hubaal ah in dhiiga shuhadada Ilaahay ku barakeeyo Jihaadka, waana sunne rabbaani ah, gaar ahaan marka ay shahiidaan qiyaadada ciidanka Hogaaminaysa waa asbaabaha nasriga lagu helo.

 Si kastaba ha ahaatee Mujaahidiinta Al-shabaab oo uu ugu horeeyo Amiirkooda Sheekh Mukhtaar (Abu Zubayr) waxay sii laban laabi doonaan camalkii ay Ilaahay dartiis u wadeen ee jihaadka, Jihaadkuna wuu ka waynyahay ama wuu ka balaaranyahay camal hal nin ku xiran.

 Ugu dambayn dhammaan muslimiinta waxaanu ku baraarujinaynaa gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee diintooda jecel in ay ka hortagaan dagaalka qaawan ee isbahaysiga gaaladu inagu soo qaadeen, iyaga oo ula jeedkoodu yahay in ay inaga fasahaadiyaan diinteena isla markaana adoomo iyaga u ahaano, taasna waa inaynaan yeelin inta mid inaga mid ahi noolyahay.

SomaliSwiss Wakiilka Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: