Aadan Cayroow & xubno kale oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen duqeyntii diyaaradaha Maraykanka ka geysteen Mag.Dhuusa-mareeb.

Adan-xaashi-ceyrow

Duqeyntii Dhuusa-mareeb

Inaalillaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun

Somali/English

Halkaan ka akhri

Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheikh Mukhtaar Roobow (Abu Mansuur) oo u waramayay qaar ka mid ah Idaacadaha  Magaalada Muqdisho ayaa saakay xaqiijiyay in uu Shahiiday Macallin Aadan Xaashi (Aadan Cayroow) iyo Sheekh Muxiyadiin ka dib duqeyn qorshaysan oo ay Ciidamada maraykanka u geysteen guri ku yaala magaalada Dhuuso Mareeb ee Gobolka gal-gaduud.
 
 Abuu Mansuur ayaa ku sheegay falkaasi mid la hagayay isla markaana uu alle hoojin doono kuwa hagayay isaga oo intaasi raaciyay in waxa loo raadsanayo ay tahay diinta saxda ah ee ay haystaan, isla markaana ay ku soconayaan wadadaasi inta uu alle guusha ka siinayo cadowgooda.
 
Sheekh Mukhtaar ayaa ku nuux nuuxsaday in qof shahiiday aysan howsha jihaadka ahi u istaagayn ee ay sii wadayaan isla markaana ay sii xoojinayaan.
Afahayeenka ayaa sidoo kale sheegay in aysan wax wada hadal ahi la galayn kuwa ku faraxsan falkaasi ee ay ka mid yihiin ayuu yiri C/laahi Yuusuf, Dowlada Itoobiya iyo Maraykanka intaba isla markaana ay u aar gudayaan Sheekh Aadan Cayroow iyo waliba xunaha kale ee halkaasi ku geeriyooday.
 
Dhanka kale xiriir toos ah oo aanu la sameynay gabar ka mid ah dadka deegaanka dhuuso mareeb ayaa noo sheegtay in guriga la duqeeyay laga soo bixiyay nin nool isla markaana uu sheegay in tiradooda ay ahaayeen 20 qof
Waxaa sidoo kale qof Goob Jooge ah ayaa sheegay in dadka la soo bixiyay ay tiradooda hadda marayso 17 qof oo uu ka mid yahay Macallin Aadan Cayroow oo kala go’an.
 
Walina ay socoto qodida guriga.Dhanka kale TV-ga al-Jasiira ayaa sheegay in dhimashada dadka ku geeriyooday halkaasi ay gaarayso 8 qof oo 2 ka mid ahi ahaayeen xubno sar sare oo ka mid ah Mujaahidiita Al-Shabaab.
 
Balse ma aha markii ugu horeysay oo ay Diyaaradaha Mareykanka si bareer ahi u duqeeyaan qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya waxayna horey u duqeeyeen degmooyinka Afmadow, dhoobley, baargaal, iyo goobo kale, waxayna ku laayeen xoolo iyo dad rayid ah oo badan. 
SomaliSwiss Dhuusa-mareeb
 

Somalia Islamists killed in airstrike

May 1, 2008A Somali Islamist commander thought to be al Qaeda’s leader in Mogadishu was killed in an air strike in central Somalia, an Islamist commander and residents said.

Residents in the town of Dusamareb said they believed two missiles were fired in what they said was a US air strike.

“Infidel planes bombed Dusamareb. Two of our important people, including Aden Hashi Ayrow, were killed in the incident,” Mukhtar Robow Adumansur, a senior commander for the Islamist movement, said.

The leaders belonged to al Shabaab, the military wing of a sharia courts movement ousted at the end of 2006, that is on a US list of terrorist organisations.

The United States says Shabaab is linked to al Qaeda.

One resident said five Islamist fighters and a house maid were killed in the attack.

“An American plane bombed the house of al Shabaab leader Aden Hashi Ayrow,” one resident said.

“I could see pieces of human bodies lying outside the house. It was difficult to go in because of heavily armed Islamists guarding the area.”

Another resident said the town was woken up by two loud explosions at about 2 AM.

“When we came out, we saw a home in the neighbourhood entirely destroyed by two missiles fired by planes flying over us. We counted four planes,” said Amina Warsame, a resident of the town that is in central Somalia.

Security and intelligence sources say Ayro trained in insurgency tactics in Afghanistan in the late 1990s.

The US military has launched several air strikes against suspected militants in Somalia over the past year.

The Pentagon in Washington had no immediate information on the attack.

Branded terrorists by Washington, al Shabaab has led an Iraq-style insurgency against the government and its Ethiopian allies since early 2007.

The insurgency began when the Islamic Courts Union, of which al Shabaab was a part, lost control of Mogadishu after a brief, six-month rule of south Somalia.

Civilians have borne the brunt of the conflict between the gunmen waging the Iraqi-style insurgency and Somali troops backed by Ethiopia soldiers, which a local rights group says killed 6,500 civilians in Somalia last year.

 Source: Reuters

 SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: