Magaalada Muqdisho oo Dagaal Culus ka soconaya Degmada Hodon ilaa Km Afar

Dgaal Culus

Halkaan ka akhri

Dagaal Culus ayaa goor dhaweyd waxa uu ka billaabmay fagaaraha Tarabuunka ee degmada Hodan ee Gobolka banaadir iyadoo dagaalka laysku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada DKM ee fariisinka ku leh fagaaraha Tarabuunka iyo xoogaga hubeysan ee ka soo horjeeda Dowladda KMG ee la shaeysa Gumeysiga Ethiopia .

Lama oga Khasaaraha soo gaaray dhinacyada dagaalku dhaxmarayo, waxaana dhawaqa rasaasta laga maqlayaa qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Somaliwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: