Musharax Soomaaliyed oo u taagan doorashooyinka Stateka Neuchâtel ee Switzerland

Abdullahi Mohamed

Halkaan ka akhri

Musharax Soomaaliyed oo u taagan doorashooyinka Stateka Neuchâtel ee Switzerland

Bishan April 27-keeda waxa ka dhacaya Stateka  Neuchâtel ee Switzerland doorasho heer dagmo ah. Musharixiinta u tartamaysa in loo darto jagadan ayaa  waxa ka mid ah C/llaahi Maxamed oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee magangalyada Siyaasadeed ka helay wadankan Switzerland dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka qarxay ka dib.

Musharuxu wuxuu ka  tirsan xisbiga lagu magacaabo Solidarités oo isagu u ololeeya sidii dadka soo haajiray u heli lahaayeen xuquuqda shuruucda wadankan ay u ogoshahay.

Hadaba hadii aad dagan tahay magaalada Neuchâtel is la markaana leedahay xaqa codeeynta fadlan taageer musharaxan matalaya dadka madoow iyo Soomaalidaba.

 


Candidates et candidats de Solidarités pour l’élection au Conseil Général en Ville de Neuchâtel/ Switzerland

 

 

Abdullahi Mohamed
     Marié 3 enfants
         gestionnaire en logistique

 

Dorothée Ecklin
  1 enfant – traductrice

 

Serkan Adiyaman


célibataire heureuxmonteur sanitaire

 

Caroline Nigg

3 enfants
urbaniste, en formation d’ethnologue
militante associative

 

 

SomaliSwiss Bern

 

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: