Madaxweynaha dalka Eritrea oo sheegay in ay Sharci daro tahay sii joogitaanka Ciidamada Qaramada Midoobey ee xuduuda Dalkiisa.

M.Isaias Afwerki

Hoos ka akhriso Warkii oo English ah

Halkaan ka akhri

Kadib markii Warbaahinta Dalka Eritrea ay shalay sheegtay in madaxweyne Isaias Afwerki uu shaaca ka qaaday in ay sharci daro tahay sii joogitaanka Ciidamada nabad ilaalinta ee hoos taga Q.M xuduuda Dalkiisa ayaa waxay Warbaahinta Caalamka si aad ah uga hadleen xaaladda ku soo korodhay Geeska Afrika gaar ahaan.
Sida la wada ogsoon yahay waxaa laga saaray 1700 askari xuduuda u dhaxeysa labadan wadan ee cadowga isku ah ee ku yaala geeska Afrika, ka dib markii ay dowlada Eritrea ka joojisay ciidamadii Qaramada Midoobey sahaydii uga soo dagi jirtay dekadaha Eritrea.

Dowladda Eritrea ayaa horey u sheegtay sida ay faafisay jariidada “Eritrea Profile“ in hoos u dhac ku yimid shidaalka Dalkeeda ay keentay in ay qaadato talaabada ah in ay joojiso sahayda dhinaca shidaalka ee ay qaadanayaan Ciidamada Qaramada Midoobey.

Hase ahaatee Madaxweyne Isaias Afwerki waxa uu sheegay in soo dagitaanka Ciidamada Nabad Ilaalinta xuduuda Eritrea aysan jirin Cudur daar qaanuuni ah, waxayna ku dhamaatay calaamadaynta xuduuda go’aankii gudigii loo xilsaaray khariidada labada dal” ayay sheegtay jariidada “Eritrea Profile“ oo iyadu ay leedahay wasaarada warfaafinta ee dalka Eritrea.

Siyaasiyiin ka hadashay arrimaha Labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea waxay sheegayeen in arrinta keenay in loo wakhti dheereeyo ergada Qaramada Midoobey ay sabab u tahay cabsi xoogan laga qabo inay dagaalo cusub oo ka dhex dhaca labada wadan ee dariska ah ka billaabmaan, waxayna sheegayaan labadoodaba in aysan bilaabayn dagaal kale

Balse Ethiopia iyo eritrea ayaa u muuqda kuwo ku jira feejignaan buuxda oo la xiriirta dagaal mar kale ka dhex qarxa dhaxdooda.

 

SomaliSwiss Isha W. Reuter

SomaliSwiss@hotmail.com

 Eritrea’s President says U.N. border force not legal

 ASMARA (Reuters) – Eritrea‘s President Isaias Afwerki has said the continued presence of U.N. peacekeepers in the Red Sea state’s border with arch-foe Ethiopia was illegal, government media reported on Saturday.

The United Nations has almost completely withdrawn some 1,700 troops and military observers from a buffer zone along the border between the two Horn of Africa countries after Asmara cut fuel supplies to its peacekeeping mission.

Eritrea said country-wide shortages had prompted the move.

“President Isaias underlined that the stationing of the peacekeeping mission in the border has no legal justification as the commission’s ruling has already been virtually demarcated on the map,” said the Eritrea Profile, a Ministry of Information newspaper.

In November, an independent boundary commission, set up by a peace deal ending Ethiopia and Eritrea’s 1998-2000 border war, marked the 1,000 km (620 mile) frontier by map coordinates.

The United Nations extended the mandate of its mission in Ethiopia and Eritrea, known as UNMEE, for another six months in January. However, the mandate says UNMEE’s continued presence is linked to the border demarcation.

Eritrea accepts the “virtual” demarcation of the border, and says Ethiopia should vacate its territory. Ethiopia calls the November decision “legal fiction.”

Analysts say the U.N. extension was pushed through because of fears of a renewed conflict between the two neighbors. Both nations have said they will not start another war.

Asmara is angry with the world body for what it says is the U.N. failure to force Ethiopia to abide by the boundary commission’s 2002 border ruling.

Human rights groups accuse both nations of using the border stalemate to clamp down on internal dissent.

The U.N. Security Council is expected to discuss the future of its UNMEE mission on Tuesday.

(Reporting by Jack Kimball; Editing by Katie Nguyen)

(For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/)

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: