Wariyaasha Idaacada Codka Nabada oo shalay xabsiga loo taxaabay, xalayna Xuriyadoodii loo soo celiyey.

Astaanta Saxaafadda

Hoos ka Eeg Warki oo English ah

Halkaan ka akhri

Idaacada Codka Nabada oo shalay Wariyaasha ka shaqeynayey xabsiga ay dhigeen qaar ka mid ah ciidamada Dowladda KMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Ethiopia ayaa xalay xabsiga laga soo daayay, saakana ay idaacada Hawada dib ugu soo laabatay.

Shaafici Muxudiin oo ah Tifaftiraha Idaacada Codka nabada ayaa Warbaahinta kale u xaqiijiyay in aysan jirin fasax ay dowlada Dowladda KMG ah uga qabaan in idaacada hawada dib ugu soo laabato maadaama shalay ciidamada DKM ay joojiyeen in idaacada hawada gasho.

Tifaftire Shaaafic Muxudiin wuxuu sheegay in shaqadooda ay dib u bilaabeen markii xalay xabsiga laga soo daayay ,waxuuna intaasi raaciyay in isaga iyo afar kale oo ka tirsan shaqaalaha idaacada iyo xubin ka tirsan bahda sportiga la soo daayay isalamarkaana uu sheegay in sii daynta uu amar ku bixiyay taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed General,Cabdi Qaydiid.

Arrintani waa wax iska caadi ah in Ciidamada Dowlada DKMG ay xiraan idaacadaha madax banan ee ka howlgala gudaha Caasimada iyadoo dhowr jeer la xariray idaacado madax banana ee ka howlgala Magaalada Muqdisho.

 SomaliSwiss  Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

 

Somalia frees five journalists, station reopens

 

 

MOGADISHU, April 18 (Reuters) – Somali authorities have released five journalists arrested for covering fighting between government troops and insurgents and their radio station is back on the air, the reporters said on Friday.

Since relocating to Mogadishu at the start of 2007, the government has raided and temporarily closed most of the city’s nine private radio stations at some point, accusing them of siding with Islamists waging a bloody insurgency against it.

“We were not interrogated, and a police officer told us that Somalia’s police chief ordered our release,” Radio Voice of Peace’s editor Shafi Muhidin Abukar told Reuters by telephone.

“A policeman earlier told us that we aired wrong reports on the fighting between insurgents and government police that took place late on Wednesday.”

The station was back on the air on Friday after the journalists were released late on Thursday.

Police had stormed the Radio Voice of Peace newsroom earlier on Thursday, shutting it down and arresting the five.

Government officials have not commented on the incident, but frequently deny harassing local media.

Immersed in civil conflict since the 1991 fall of a dictator, Somalia is one of the most dangerous places in the world for journalists. (Reporting by Aweys Yusuf, Writing by Helen Nyambura) (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit:

Source: Reuters

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: