Sawirro Muujinaya Diyaarad Faransiis ah oo qab qabaneysa Burcad Badeedkii Afduubay Markabkii dalxiisayaasha Faransiiska ahaa.

Diyaarad France

Halkaan ka akhri

Sawirro ay 13-kii April 2008 faafiyeen dowladda Faransiisku ayaa muujiyey diyaaradaha dagaalka Faransiiska oo fadhiya dhulka Soomaaliya, gaar ahaan Puntland, oo xiraya Burcaddii Afduubka u geystey Markabkii dalxiiska ahaa ee Faransiiska ee lagu afduubay xeebaha dalka Soomaaliya.

Sawirka oo ay qaybisay ama laga soo xigtey Wasaaradda Difaaca Faransiiska, waxaa la qaaday April 11, 2008, iyadoo lagu faafiyay Internetka, waxaana warku sheegay in markaas la qabtay lix burcad badeed ah oo Soomaali ah.


Diyaarad Faransiis ah oo Fadhida ciida Soomaaliya oo taxaabeysa qof Soomaali ah


Diyaarad Faransiis ah oo Fadhida ciida Soomaaliya oo taxaabeysa qof Soomaali ah

SomaliSwiss Bern

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: