Mudaaharaad
Halkaan ka akhri
Banaanbax ay kasoo qaybgelayaan dhamaan Soomaalida ku dhaqanka wadamada Yurub ayaa 14ka April ka dhacaya xarunta Barlamaanka Yurub ee Brusseles. Hadaba dadwaynaha Soomaaliyeed ee Yurub ku dhaqan waxaa loogu baaqayaa in ay kasoo qeebgalaan Banaanbaxan ballaaran oo ka dhici doona magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ah halka uu ku yaallo Baarlamaanka Yurub.
Ujeedka mudaahraadku waa in aan codkeenna maqashiinno Baarlamaanka Yurub, kana cabano xasuuqa iyo soo duulaanka sharci daradda ah ee dowladda Ethiopia ay ku qaaday dalkeenii hooyo.
Haddaba dadka Soomaliyeed ee ku nool Yurub waxaa laga codsanayaa, ineey soo qaataan calanka soomaaliyeed iyo boorar ay ku qoranyihiin ereyo muujinayo shucuurtooda iyo waxa ay diidanyihiin.
Banaanbuxu wuxuu dhici doonaa
Maalinta: Isniinta, 14 April 2008.
Waqtiga: 12ka duhurrnimo.
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
England: Maxamuud Ahmed Tarzan. Tel: 07903868451
Sweden: Eng.C/qaadir. / Amina SaidTel: 004673739041/0046739320625
Holland: Iimaan Nuur. Tel: 003161934 4251
Norway: Cali Ganeey/ Mohamed Elmi. Tel: 004798241608/004795947971
Finland: Dhicisoow./ Sujuud Tel: 00358443633321
France: Prof.Gandhi. Tel: 0033620465670
Italy: Dr. Mohamed Aden/Sucaad & Maryam Sheekh/ Tel:003933920850/07984667028
Germany: Faarax. Tel: 004917042409
Denmark: Cabdi qurux.Tel: 004527508235
Belgium: Kadiye. Tel: 0032497993835
Fadlan haddii aad daneyneysid in aad ka qeybqaadato banaanbaxaan waxaad la xiriirtaa qof ku qoran wadanka aad Yurub ka degentahay, horeyna calanka Soomaaliyeed u soo qaado iyo midka wadanka aad ka socoto ee Yurub.
Sidaa iyo kasoo qaybgal wacan
Mahadsanidiin
La xiriir:
Â
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: SomaliSwiss Somalia Somali Mogadisho Puntland Somalilan |
You must be logged in to post a comment.