Mudaaharaadka maanta oo Khamiis ah 03/04/2008 ee ka dhacaya Baarlamaanka Swiss-ka hortiisa oo lafilayo in ay isugu yimaadaan in kabadan 1500 qof oo Soomaali ah.

Mudaaharaad

Ogeysiis Mudaaharaad

Halkaan ka akhri

Dhamaan Culumada iyo Indheergaratka, Ardayda, Haweenka, Caruurta Shaqaalaha, Qofkii Sharci leh iyo midkaanan weli helin iyo midka hadda raadinayow aan iska kaashano.

Mudaaharaad

Malinta Khamiista ah 13:00 Uhr duhurnimo 03.04.2008 Hirshengraben Bern

Banaanbixii ugu weaynaa oo somaali ka midaysan tahay oo ka dhacaayo

Guriga Baarlamaanka (Bundesplatz ) Bern. Fadlan aanu kawada qaybgalno si aanu u muujino dhibka cid waliba oo Soomaali ah ku haysta dalkan Switzerland.

Fadlan horay u soo qaata Maaroyin cad cad, iyo kuwo Buluug ah, Calankeena Soomaaliya iyo Qoraalo.

Contact Tell:

Bashiir Cabdulqadir               076 358 80 68

Cabdisalaam Barkhadle         076 50855 52

Adan Ibraahim                       076 404 19 89

 

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: