Dhaawac iyo afduub loogu geystay Gobolka J/dhexe, Ajaaniib ka tirsanaa shaqaalaha hey’ada FAO.

unhcr.jpg 

Ajaanib la Afduubay

Hoos ka eeg warkii oo English ah

Halkaan ka akhri

Kooxo hubeysan oo aan la gaaraneyninhaybtooda ayaa waxay Saaka degmada Saakow ee gobolka J/dhexe ku rasaaseeyey gaari ay la socdeen Holwadeeno ajaaniib ah oo ka tirsan shaqaalaha hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga iyo Cuntada & Beeraha ee loo yaqaano FAO xili ay hayeen wadada isku xirta degmada Bu’aale iyo Saakow ee gobolka J/dhexe.

Warku wuxuu intaas raacinayaa in tacshiiradaasi ay ku dhaawacmey mid ka mid ah shaqaalahaas oo u dhashay dalka ingiriiska kaasoo isagoo dhaawac ah gacanta ugu jira kooxda dableyda ah oo afduub ahaan u heysta isaga iyo dhamaanba shaqaalihii kale ee gaariga saarnaa oo ah nin u dhashay dalalka Kenya.

Ha yeeshee ilaa iyo hadda lama garanayo halka kooxdaas  afduubayaasha ah ay la aadeen shaqaalaha ajaaaniibta ah ee uu ka mid ahaa howlwadeenada Hey’adda,  mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay maamulada Bu’aale iyo Saakow oo ka tirsan gobolka J/dhexe ee dalka Soomaaliya oo dadka la afduubtay ka howlgalayeen.

Balse waxaa Bulshada ku dhaqan gobolka J/dhexe ay si weyn uga xumaaday afduubka iyo dhaawacyada loo geystay shaqaalahaas Ajaaniibta ah ee u shaqeynayey UNHCR, waxayna xuseen iney saameyn ku yeelan karto howlaha ay gobolkaas ka hayaan hey‘adaha kale ee samafalka oo hadda dadka u qabta adeegyo kala duwan oo u badan dhinaca caafimaadka.

SomaliSwiss Bu’aale

SomaliSwiss@hotmail.com

British, Kenyan aid workers believed kidnapped in Somalia. 

MOGADISHU (AFP) – Two UN aid workers, believed to be a British and a Kenyan, were abducted by armed men in southern Somalia on Tuesday in the latest of a string of attacks targeting humanitarian operations in the country.  

“We don’t have much information for the moment but what I can say is that two foreign aid workers from the Food and Agriculture Organisation (FAO) were intercepted by armed militiamen on their way to Buale,” local district commissioner Ibrahim Noleye told AFP.

“We believe they are being held hostage,” he added, saying security forces were en route to the area where the attack occurred.Local elders said the gunmen opened fire during the attack and that one of the hostages was lightly wounded.

“There is one from Kenya and the other is British. I have worked on projects with them before,” said a Somali aid worker on condition of anonymity. Several local elders also confirmed the nationalities.In London, the Foreign Office said it was “urgently investigating” the incident.

The abduction took place on a road leading to Buale, in Somalia’s southern Lower Jubba region, north of the city of Kismayo.The two were believed to be working on a project for the Somalia Water and Land Information Management — a branch of the FAO — at the time of their abduction.Aid workers, notably foreigners, have been increasingly targeted across Somalia in recent months.

A German aid worker was briefly held hostage by gunmen in northern Somalia in mid-February, and three staff of Medecins sans Frontieres (MSF – Doctors Without Borders) were killed by a roadside bomb in January in Kismayo.

Last year, two MSF workers were abducted in the northern Puntland region after a French cameraman was also snatched. All three were eventually released unharmed.

AFP-  by Mustafa Haji Abdinur

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: