In kabadan 10 qof ayaa ku geeriyootay Madaafiic ay ciidamada gumeysiga Ethiopia ku duqeeyeen gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha.

Bakaaraha

Suuqa Bakaaraha

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Arimaha Dibada dalka gumeystaha Ethiopia Seyoum Mesfin oo maanta si dhuumaaleysi ah ku yimid Magaalada Muqdisho.

C/llaahi & Siyoum

Labada Murtid

Halkaan ka akhri Continue reading

Maleeshiyaadka dowladda oo maanta faarujiyay Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho & isu socodkii wadadaas oo caadi kusoo noqday.

wadada wadnaha

Daawo Sawirada

Halkaan ka akhri Continue reading

Wafdi uu hogaaminyao Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo maanta soo gaaray magaalada Nairobi, & shir ay kawada qeyb galeen labada dhinac ee isku haya Somalia.

Sh. Shariif & Shariif Xassan

Sh. Sharif in Nairobi

Halkaan ka akhri Continue reading

At least 75 Somalis have drowned off the coast of Yemen while trying to cross from Somalia to the Arab country, a Yemeni official said.

Somali asylum

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: