Ogeysiis dhammaan dadweynaha ku dhaqan wadankan Switzerland waxaa la Ogeysiinayaa Shirkad…

Shirkadda M. GACAL

Halkaan ka akhri

 Shirkadda M. GACAL Transbort waxey dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gabi ahaamba wadankan Switzerland u sheegeysaa in ay diyaar ula tahay dadweynaha Soomaaliyeed ee ay alaabaha uga soo dagto dibedaha iyo alaabaha waaweyn ee ay kasoo iibsadaan dukaamada iyo weliba cidii ka guureysa meesha ay degan tahay meel dheer iyo meel dhowba degeyso in ay diyaar ula tahay in ay meel alle iyo meeshii ay degan yihiin ugu tagto uguna geyso alaabahooda.

Shirkadda M. GACAL waxaa diyaar kuugu ah shaqaala kuhadla Afkaaga Hooyo ee Soomaaliga gobol walboo aad joogtana gaaga adeegaya.

Cid allaahe iyo cidii daneyneysa kala xiriir shaqaalaha Shirkadda M. GACAL.

Tell: 078 793 59 00

&

079 843 40 50

Email: Usugacal@hotmail.com

usu

gacal

Gudoomiyaha M. GACAL

 Tell: 078 793 59 00

&

079 843 40 50

Contact Usugacal@hotmail.com

%d bloggers like this: