Tacsi Tiiraanya leh
Halkaan ka akhri
 Allaha u Naxariisto Mudane Abiikar Nuur Aadan oo ku geeriyooday wadanka Mareykanka.
Dhammaan bahda SomaliSwiss waxey Tacsi Tiiraanya leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday inuu illaahey samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin Aamiin.
Haddii aad doonayso inaad u tacsiyeyso eheladdii uu ka geeriyooday Marxuum Abiikar Nuur Aadan waxaad kala xiriiri kartaa taleefoonka lambarkiisu yahay Tel: (612)987-3856. Aad ayaad ugu mahadsan tihiin dhambaaladii iyo taleefoonadii aad ugu tacsiyeynayseen ehelada uu ka geeriyooday marxuumku inaguna sidaa si la mida ayeynu Illaah kaga baryeynaa inuu samir iyo iimaanba ka siiyo. AAMIIN.
SomaliSwiss Bern
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: SomaliSwiss Somalia Mogadisho Puntland Somaliland Baido |
You must be logged in to post a comment.