Hay’adda Caalamiga ah ee qaabilsan Xuquqda Aadanaha Human Rights Watch oo warbixin soo saartay.

Human Rights Watch

Somali & English

Human Rights Watch

Halkaan ka akhri

Hay’adda caalamiga ah ee qaabilsan xaduuqda Aadanaha ayaa sheegtay in dambiyo dagaal ay ka dhaceen gudaha Dalka Somalia iyadoo dhinaca kale warbixin u gudbisay golaha Amaanka ee qaramada Midoobay.

Hay’adda u dooda xaquuqada aadanaha oo fadhigeedu yahay Magaalada New York ee Dalka Mareykanka Human Rights Watch ayaa warbixin ay u gudbisay golaha amaanka ee qaramada Midoobay waxa ay u sheegtay in Goluhu si xoogan u cambaareeyo falalka xad gudubyada bini’aadanimo ee loo gaystay rayidka ku nool wadanka Somalia islamarkaana la dhiso gudi gaar ah oo eega shaqsiyaadka ka mas’uulka ah fal dambiyeedkani.

Dhamaadka asbuucaan ayaa lagu wadaa in xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban ki Moon uu soo saaro waxbixin ku aadan arrimaha Somalia taasoo uu u gudbin doono golaha ammaanka.

Human Rights watch waxa kale oo ay soo bandhigtay qeyb ka mid ah canjalad Muuqaal ah oo muujinaysa cawaaqib xumada ka dhalatay weerarada loo gaysanayo dadka rayid ah gaar ahaan filimaantaasi waxaan qaar kood laga duubay Magaalada Muqdisho bishii December ee sanadkii tagay 2007-da waxana muujinayaan dhaawacyo fara badan oo yaala isbitaalada Magaalada,guryo la burburiyay iyo dad daris ah oo la barakiciyay.

20-ka bishaan aanu ku jirno ee maarso golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu wadaa inay dood ka yeeshaan sida laga yeelayo mas’uuliyada ficilada laga qaadan doono warbixinta uu soo diyaarin doono xoghayaha guud Ban ki Moon.

Laakin waxa la sheegayaa in inta badan doodaha golaha ammaanka ay ku xadidantahay arrimaha siyaasadeed ee ka taagan wadanka Somalia iyagoo meel iska dhiga eedeymaha ay soo jeediso hay’adda u dooda xaquuda aadanaha Human Rights Watch.

“Qaramada midoobay waxa ay ku guul daraysatay inay wax ka qabato dhibaatooyinka Horarka ah ee loo gaysanayo dadka rayidka ah ee soomaaliyeed” sidaasi waxa sheegay Georgette Gagnon oo ah agaasimaha Human Rights Watch ee Afrika.

Hay’addaha qaabilsan bini’aadanimada iyo kuwa u dooda xaquuqda aadanaha ayaa horey uga dayriyay xaalada cakiran ee ka jirta caasimada Magaalada Muqdisho iyo waliba kuwa ka taagan koofurta dalka Somalia.

Iyadoo kumanaan dad rayid ah ay ku geeriyoodeen kuwana ku dhaawacmeen tan iyo markii ay sii xoogaysteen dagaalada u dhaxeeya ciidamada Ethiopia oo garabsiinaya kuwa dowladda KMG ah iyo Xoogagga hubeysan ee ka soo horjeeda.

Waxana warbixintaan lagu sheegay in mas’uuliyada dambiyada dagaalada ka dhacay Somalia ay wada leeyihiin qeybaha isku haya siyaasada lana marsiin doono sharciga dagaalada.

“Golaha ammaanka waxa la sheegay in looga baahan yahay in warbixin cad uu ka soo saaro dambiyada dagaalka ee Somalia ka dhacay iyadoo waliba ay qeyb ka tahay dowladda Ethiopia sidaana waxa yiri mar kale Gagnon.

Waxaana intaasi uu ku daray in loo baahan yahay in arrimahaan gudi heer caalami ah loo xil saaro.

Ugu dambeyntii Human Rigths watch waxa ay sheegtay in dagaalada sii soconaya hanjabaadaha,lagu hayo saxaafada madaxa banaan ee ka howlgasha Magaalada Muqdisho iyo rabshadaha wali taagani ay sii dhalinayaann Barakac baahsan iyadoo horey caasimada ay uga barakaceen 700,000 oo qof oo u dhiganta 60% dadka ku nool Muqdisho.

 

For Immediate Release

Somalia: UN Security Council Must Not Ignore Abuses

Video Footage From Mogadishu Shows Devastating Effects of Attacks on Civilians

(New York, March 11, 2008) – The UN Security Council should strongly condemn serious abuses of civilians in Somalia and establish a commission of inquiry to identify individuals responsible for these crimes, Human Rights Watch said. Later this week, the UN secretary- general is due to present his report on Somalia to the Security Council.

Human Rights Watch today also released video footage documenting the consequences of attacks on civilians in Somalia. Shot in Mogadishu in December 2007, the footage shows wounded civilians in hospitals, devastated homes and deserted neighborhoods.

On March 20, 2008, the Security Council is scheduled to debate what action to take in response to the secretary-general’s report. So far, the Council has limited its discussions mainly to political aspects of the crisis in Somalia, neglecting to address the human rights abuses at the heart of the conflict.

“The Security Council has repeatedly failed to take action to end these horrific abuses of civilians in Somalia,” said Georgette Gagnon, Africa director at Human Rights Watch.

“The Council should strongly condemn abuses by all the warring parties, and it also needs to establish a commission to investigate and identify those responsible.”

The human rights and humanitarian situation in the capital Mogadishu and south-central Somalia is dire.

Thousands of civilians have been killed and injured since the conflict between Ethiopian and Somali government forces and insurgents escalated early last year. All parties to the conflict have been responsible for serious violations of the laws of war that amount to war crimes.

Continuing attacks, threats and violence by the warring parties are provoking ongoing displacement. As many as 700,000 people, or 60 percent of Mogadishu’s residents according to UN estimates, have been displaced from the city.

Somalia’s current crisis has largely gone unreported. The international media presence is minimal. Repeated attacks on Somali media, including the killings of eight journalists last year, have also damaged independent reporting on the situation.

Human Rights Watch called for the Security Council and its member states to clearly support efforts to increase human rights monitoring and ensure accountability. In particular, the Security Council should establish an international commission of inquiry.

“The Security Council needs to send a clear message that crimes committed in Somalia will not go unpunished,” said Gagnon. “Establishing an international commission of inquiry will send that signal to all the warring parties, including the Ethiopians.”

For video footage, including scenes of:

· Wounded patients at Medina hospital;

· An internally displaced persons camp; and

· Deserted neighborhoods in southern Mogadishu,

Please contact: In New York, Ella Moran: ella.moran@hrw.org; or +1-212-216-1828

For more on the effect of fighting on civilians in Mogadishu, please see the August 2007 Human Rights Watch report, “Shell-Shocked: Civilians Under Siege in Mogadishu,” at: http://hrw.org/reports/2007/somalia0807/

For more information, please contact:

In Amsterdam, Leslie Lefkow (English): +31-64-876-7375 (mobile)

In New York, Steve Crawshaw (English, French, German, Russian): +1-212-216-1217; or +1-646-596-3348 (mobile)

In London, Tom Porteous (English): +44-20-7713-2766; or +44-79-8398-4982 (mobile)

SomaliSwiss@hotmail.com 

%d bloggers like this: