Farhiyo Farah Ibrahim of Somalia Secretary of State Condoleezza Rice, center, and Andrea Bottner…

Farhiya 1

Farhiya Farah

Halkaan ka akhri

Farxiya farax ibrahim oo ka qeyb gashay kulankii wasiirada arimaha dibada dalka Mareykanka Condoleeza Rice ay la yeelatay Haween u dabaal dagay Maalinta Caalamiga Xuquuqda Haweenka 8 Maarzo.

Farhiya ayaa waxey kamid tahay 8 Haween oo ay Bilad Sharaf gudoonsiisay xoghayada Arimaha Dibedda ee dalka Mareykanka £Condoleeza Rice.

Farhiya Faarax ayaa waxey tahay gabar Soomaaliyeed oo u ololeysa Xuquuqda Dumarka, gaar ahaan Gudniinka Fircooniga ah.

Farhiya 1

Secretary of State Condoleezza Rice, center, and Andrea Bottner, senior coordinator, Office of International Women’s Issues, left, pose with recipients of the 2nd Annual International Women of Courage Awards at the State Department, Monday, March 10, 2008, in Washington.

Farhiya 2

From left are, Bottner; Virisila Buadromo of Fiji; Valdete Idrizi of Kosovo; Farhiyo Farah Ibrahim of Somalia; Rice; Nibal Thawabteh of Palestine; and Dr. Eaman Al-Gobory of Iraq. (AP)

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: