Sheikh Shariif Sh. Axmed oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay cadowga ka Badbaadiyaan inta ka harsan Hantida Qaranka Soomaaliyeed.

sheikh-shariif1.jpg

War-Saxaafadeed

Halkaan ka akhri Continue reading

Iska horimaad xoogan oo xoogagga Muqaawamada iyo ciidamada maamulka Gobolka Hiiraan iyo ku dhex maray deegaano katirsan gobolka Hiiraan.

dagaal_somalia.jpg

Dagaal xoogan

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Xassan Daahir ayaa sheegay in wadahalka Umadda Soomaaliyeed ay caqabad weyn ku hayaan dowladaha Mareykanka iyo Ethiopian-ka.

sheikh-hassan-dahir-aweys.jpg

Sh. Xassan Daahir

Halkaan ka akhri Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku Fashilmay inuu wada hadalo ku dhameeyo ciidamo katirsan Maxkamadaha oo ku soo fool leh Gobalka Shabellaha Dhexe.

Maxamed Cumar Deel

Max. Cumar Deel

Halkaan ka akhri Continue reading

Wakiilka QM. u qaabilsan Soomaaliya Ahmedou-Oulad Abdalla oo gaaray Magaalada Baydhabo lana shiray Madaxda dawladda KMG ah.

Ahmedou-Ould

Ahmedou-Ould

Halkaan ka akhri Continue reading

Idaacadda HornAfrik magaalada Muqdisho oo dib ugu soo noqotay hawada, kadib 10 maalmood oo ay xirneyd.

HornAfrik

Dib u Shaqeyn

Halkaan ka akhri Continue reading

Gobolka Basel oo qasab kaga dhigay Caruurta 3 jirka ah ee Ajaanibka inay bartaan Afka Jarmalka.

caruurta-ajaanibka1.jpg

Caruurta Basel 

Halkaan ka akhri Continue reading

Switzerland oo Aqoonsatay Madaxbannaanida dalka Kosovo, rabtana in ay xiriir la yeelato.

 swiss-ka.jpg

Madaxweynaha Swiss-ka

Halkaan ka akhri Continue reading

RW. Nuur Cade & Seyoum Mesfin oo galabta u dhoofay Addis Abeba kadib markii Khilaafkii Nuur Cade & C/llahi Yusuf xal looga gaari waayay Baydhabo.

nur-mesfin

Nuur Cade & Mesfin

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia oo kulan ku la leh magaalada Baydhabo Masuuliyiinta sar sare ee Dowlada KMG ah, si loogu sheego Awaamiirta cusub ee Melles.

siyum-musfin1.jpg

Siyum Musfin

Halkaan ka akhri Continue reading

MAQAAL :- Tolow maxaa dhici lahaa!, hadii aan aniga Melles Zenawi wareysan lahaa??

Maqaal

Halkaan ka akhri Continue reading

USA:- Dalkii Soomaaliya waa qaran dumay, mana jirto ifafaale ama Rajo dib loogu soo nooleyn karo hadda!!!.

usa1.jpgmap-somalia.jpg

USA Somalia

Eeg Warkii oo Ingiriis ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada ee dowlada KMG ah oo saaka diley Nin la dhashey Ra’iisul-Wasaare ku-xigeenka Axmed C/Salaam.

dhaawac

Nin la diley

Halkaan ka akhri Continue reading

Sen. Barack Obama oo ku lebisan dharka hiddaha iyo dhaqanka ee Soomaalida isagoo ag taagnaa Sheikh Mahmed Hassan, mar uu booqday Wajeer, ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

obama_somali_dress.jpg

Sen. Obama

Halkaan ka akhri Continue reading

Shacabka reer Baydhabo iyo Kan Gobolka Bay oo ay gaartay Fariintii Mujaahidka Al Shabaab Sheikh Mukhtaar Roobow “ Abuu Mansuur “.

abuu-mansuur5.jpg

Abuu Mansuur

 Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Zürich oo lagu qabtay Shirweyne dhidibbada loogu taagayo Ururka Jaaliyadda Kanton Zürich.

zh0

Jaaliyadda Zürich

Eeg Sawirada Kale

 Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo Xafiiskiisa Asmara ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn (MSF).

sheikh-sharif.jpg

 Gud. Isbaheysiga

Halkaan ka akhri Continue reading

In this series, Abdurrahman Warsameh, an ISN Security Watch correspondent based in Somalia, explores how nearly two decades of conflict have affected the lives of ordinary people.

Abdurrahman Warsameh

Latters from Somalia

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi oo BBC-da uga waramay arrimo ay ka mid yihiin goorta ciidamadiisa uu kala baxayo Soomaaliya iyo arrimo kale.

Yusuf garaad iyo Melles Zinawi

Wareysi dheer

Halkaan ka akhri Continue reading

Abuu Mansuur oo meel fagaare ah kala hadley dadweynaha degamada Diinsoor, “waxaan u nimid inaan dadka dulmiga ka dulqaadno”.

diinsoor - abuu mansoor

Daawo Sawirada

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa Dowladda KMG ah oo maanta howlgalo ay dad ku soo qab qabteen ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.

ciidamo4.jpg

Mag. Muqdisho

Halkaan ka akhri Continue reading

Maareeyihii Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow oo la lasheegay xilkii uu Dekadda ka hayay in laga xayuubiyay.

Cabdi Jiinoow

Cabdi Jiinoow

Halkaan ka akhri Continue reading

Maryan Awreeye:- “Waxaan ka codsaneynaa Caalamka in Maxkamad Cadaalad ah la soo taago Dadka Dembiyada ka geystay Dalka Soomaaliya iyo kuwa weli gacmaha kula jira”.

Maryan Awreeye

Maryan Awreeye

Halkaan ka akhri Continue reading

Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta Soomaaliya oo War Saxafadeed ka soo saarey arin ay ka qoreen qaar ka mid ah Website-yo Soomaali ah.

Isbaheysiga

War Saxaafadeed

Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaal aad u Kulul oo Saakay ka Qarxay degmada Diinsoor, ayna isaga soo horjeedaan Ciidamada dowladda ee la shaqaya Gumaysiga Itoobiya iyo Ciidamada Al Shabaab.

abuu-mansuur.jpg

Abuu Mansuur

Halkaan ka akhri Continue reading

Telefishinka dalka Iiran oo xaqiijiyay in Gen. Gabre uu laba dharbaaxyadood wejiga uga dhuftay Madaxweyne C/llaahi Yusuf.

Yusuf & Gabre

Ethiopian Gen. ´slaps Somali President

Halkaan ka akhri Continue reading

Guddoomiyaha Golaha dhaxe ee Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta Somaliya Shariif Xassan Sheikh Aadan oo si cad u beeniyay in uu ka baxay Isbaheysiga.

Eritrea

Shariif Xassan

Halkaan ka akhri Continue reading

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Ahmadu Ould oo sheegay in Q.M ay iska indho tireyso xaaladda adag ee ka jirta dalka Soomaaliya.

ahmedou_ould_abdallah_2003.jpg

Ergeyga QM.

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif Sheikh Axmed:- “hadal laga sheega Qalabka warbaahinta(Mass Media), xal uma ahan dhibaatada ka jirta Soomaaliya, arrintu meel halis ah ayey marayaa“!!!!

sheikh-shariif1.jpg

Sheikh Shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Xuska Sanad guurada 38-aad ee Ciidamada Asluubta ee la shaqeeya Taliska Ciidamada Gumeysiga ee Itoobiya.

aslubta.jpg

Xabsiga Dh. Muqdisho

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: