C/llaahi Yusuf:- Laanta Af-Somaliga ee BBC waa laga nafisay beentii faraha badneyd ee ay sheegi jireen, Hadaad tihiin bahda VOA-da waxaad tihiin dhexdhexaad.

abdullahi-yusuf.jpg

Wareysi dheer

Halkaan ka akhri

HALKAAN KA DHAGEYSO DHALEECEYNTA BBC-DA EE C/LLAAHI YUSUF

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA C/LLAAHI YUSUF EE VOA

C/llaahi Yusuf:- Laanta Af-Somaliga ee BBC waa laga nafisay beentii faraha badneyd ee ay sheegi jireen, Hadaad tihiin bahda VOA-da waxaad tihiin dhexdhexaad.

Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda Afka Soomaaliga ee VOA.

C/llaahi Yusuf wuxuu ka hadlay howlaha dib-U-heshiisiinta, dagaallada Muqdisho iyo kuwa Laasacaanood intaba.

Wuxuuna cadeystay siyaasadiisa ku aadan dhinaca Shaqaalaha BBC-Somali oo uu sheegay in ay la shaqeeyaan waxa uu ku sheegay kooxaha nabaad diidka isaga mucaaradka ku ah.

War yaanan idinku daalin aanu wada dhegeysanno Wareysiga.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: