Bannaanbaxyo waaweyn ayaa maanta ka dhacay guud ahaan magaalooyinka Soomaaliland.

Somaliland

Bannaanbax Somaliland

Halkaan ka akhri

Banaanbaxyo waaweyn ayaa Maanta waxaa ay ka dhaceen guud ahaan magaalooyinka Somaliland, kuwaasoo ay ku sheegeen in ay ku raadinayaan taageerida aqoonsi raadinta gooni-isu taagga maamulkooda Somaliland.

Dadka bannaanbaxayay oo isugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka Hargeisa, Burco iyo kuwo kale oo ku yaala Somaliland.

Bannaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin taageerida gooni-isu taagga maamulkooda Somaliland.

Banaanbaxyadan ayaa waxaa si wadajir ay u soo qabanqaabiyey madaxda xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradku ee ka dhisan Somaliland.

Magaalada Hargeysa kumannaan dad ah ayaa bannaanbaxa sameeyay iyagoo calanka somaliland ka sokow qaarkood siteen, calamada Mareykanka iyo Ingiriiska oo madaxweynaha Somaliland booqasho uu ku marayo Haatan.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

BANNAANBAXA MAGAALADA HARGEYSA

BANNAANBAXA MAGAALADA BERBERA

BANNAANBAXA MAGAALADA BURCO

Somaliland

%d bloggers like this: