Akhri Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra´isal wasaare Nuur Cadde.

kulalihi

Beelaha Wasiirada Cusub

Halkaan ka akhri

Akhri Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra´isal wasaare Nuur Cadde.

1- Saalim Caliyow Ibrow = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Garsoorka =Digil Jiiddo.

2- Caydiid C/llahi Ilka Xanaf = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Waxbarasahada iyo hiddaha =Dir/Isaaq/Habar Yoonis.

3-Axmed C/salaan Aadan = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Warfaafinta, Arrimaha dhalinyarada iyo Isboortiga=Hawiye/Habargedir Ceyr.

4-Muxiyidiin Max’ed Xaaji Ibraahim =Wasiirka Gaashaandhiga=Dir/Biimaal.

5-Xidhibaan Xuseen Ceelabe Faahiye =Wasiirka Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska =Dir/Gada biirsi.

6-Max’ed Cali Xaamud = Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Dikil iyo Mirifle.

7- Max’ed Ibraahim Xaabsade =Wasiirka Gaadiidka, Duulimaadka iyo Dekadaha Mirifle/Leysaan.

8- Muuse Nuur Amiin = Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka =Hawiye/Gaaljecel Barsane.

9- Cali Axmed Jaamac Jengeli =Wasiirka Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga =Daarood Dhulbahante.

10-Max’ed Cali Saalax Kaange = Wasiirka Macdanta iyo Tamarta =Daarood Warsangeli.

11- Mustaf Sh. Cali Dhuxulow=wasiirka Beeraha Hawiye/Murasade.

12-Nuur Iidow Beyle = Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Kaabiyaasha = Hawiye/Xawaadle Cali Madaxweyne.

13-C/risaaq Ashkir Cabdi = Wasiirka Dib u heshiisiinta, hormarinta Gobolada iyo Arrimaha Federalka= Daarood/Mariixan.

14- Cabdi Max’ed Tarax=Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta =Daarood/Ogaadeen.

15- Khadiijo Max’ed Diiriye =Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Beesha Shannaad/Yaxar.

WASIIR KU XIGEENADA

1- C/kariin Axmed Cali =Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga =Hawiye/Baada Cadde.

2- Carab Cali Diiriye = Wasiirka Dib u heshiisiinta, hormarinta Gobolada iyo Arrimaha Federalka Dir/Isaaq/ Habar Jeclo.

3- Cali Muumin Ismaaciil = Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta =Daarood/Leelkase.

4- Fahma Axmed Nuur = Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Beesha Shannaad/Reer Xamar.

5- C/kaafi Macalin Xasan= Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Kaabiyaasha =Digil/ Garre.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: