MUDAAHARAADKII SOCODKA DHEER AHAA OO MAALINTA BERITO EE JIMCAHA LA SOO GABAGABEYN DOONO MEESHA IYO GOORTA HOOS KA AKHRI.

cabdiraxman

Mudaaharaadkii Socodka

Halkaan ka akhri

cabdiraxman
wabern.gif

Mudaaharaadkan oo socodkiisa uu kasoo bilowday magaalada Zürich, kuna beegan maalinta beri ah in la iskugu yimaado WABERN Maalinta  jimcaha oo berito ah 04, Janaayo 2008-da, waxa laysugu imaan doonaa isla marka  salaada jimcaha markii laga soo baxa isku weerka HIRCHENGEBEN ee ka soo hor jeedo Migross-ka weyn ee BAHNHOF-KA BERN kadibna waxaa la tagi doonaa sida khariidada ka muuqata halka uu ku dhamaado Tram 9 oo ah halka uu ku yaalo migration-ka Federalka ah waa balanta ilaali nin walbow.

pc292564.jpgpc292552.jpgpc292558.jpgpc292566.jpgpc292567.jpgpc292568.jpg

 SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: