Mwai Kibaki oo la sheegay inuu mar labaad ku guleystay Madaxweyna-nimada Dalka Kenya, & warar kale oo sheegaya wax is daba marin.

kibaki.jpg

Madaxweyne Kibaki

Halkaan ka akhri

Wakaaladda wararka ee Caalamiga ah ayaa soo tebiyey in Guddiga doorashada dalka Kenya ay sheegeen inuu ku guleystay doorashadii muranka weyn ka tagnaa ee dalka kenya madaxweynahii horey talada u hayey Mudane Mwai Kibaki isagoona helay 4,584,721 halka ninka la tartamayey oo sida weyn uga soo horjeeday oo ah Mudane Raila Odinga’s oo helay codad dhan 4,352,993.

Waxaa harey loo ogaa in arintaan ay sidaan u dhaceyso,balse lama oga inay oggolaan doonaan Axsaabta Mucaaradka ah, iyadoo ay hada socdaan kacdoon xoogan oo looga soo horjeeda go‘aankaan ay gareen Guddiga doorashooyinka.

SomaaliSwiss Wakiilka Kenya

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: