Aaba Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Cusmaan ayaa sheegay madaafiicdii gumeysiga Ethiopian-ka ay soo tuureen in ay xasuuqeen Qoyskiisii oo idil.

dhaawacyo

Dhageysi wareysiga

 Halkaan ka akhri

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA AABAHA SOOMAALIYEED 

Aaba Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Cusmaan ayaa sheegay madaafiicdii gumeysiga Ethiopian-ka ay soo tuureen in ay xasuuqeen Qoyskiisii oo idil.

Waxaa iga geeriyooday Hooyadii ilmaheyga dhashay, Gabadheydi Curudka aheyd, iyo weliba wiilkeygii curud ku xigeenka ahaa.

Waad dareemi kartaa dhibaatadeyda inta ay la egtahay, waxaan ahay Aabo guri buuxa kasoo baxay hadana ku laabanaaya guri faaruq ah oo aan wax qoys ah uga horeyn.

Aabahaas Soomaaliyeed ayaa waxaa qoyskiisii xasuuqa ba´an u geystay madaafiic ay ku tuureen Ciidamada gumeysiga Ethiopia.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: