Pro. Axmed Samatar
 Halkaan ka akhri
 RIIX HALKAAN DAAWO MAP-KA JAAMACADDA
Prof Ahmed Samatar oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo wax ka dhiga, hormudna ka ah jaamacad ku taalla Mnisota USA ayaa galabta Isniinta ee taariikhdu tahay 17/12/07 muxaadaro ka jeedin doona jaamacadda SOAS ee ku taalla bartamaha London.(Kasoo Qaybgal).
Hadaba waxgaradka Soomaaliyeed ee danaynaya arrimaha Soomaaliya ayaa lagu wargelinayaa ama laga codsanayaa inay kasoo qeybgalaan kulanka uu Prof Ahmed Ismail Samatar uu kula hadli doono Somalida UK, Kulankan ayaa Maalinta Isniinta ah 17ka December 2007, saacaddu markey tahay 6pm ka dhici doono Jaamicadda SOAS.
Fadlan ogow kulankan waa muhiim oo Prof Samatar ayaa lecture aad muhiim ah usoo jeedin doona Soomaalida, barnaamijka ayaa ku bixi doono Afka Soomaaliga, ee fadlan ku dadaal inaad intii danaynaysana sii gaarsiiso.
Khalili Lecture Theatre,
School of Oriental and African Studies,
University of London,
Thornhaugh Street,
Russell Square,
London, WC1H OXG.
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: London, UK |
You must be logged in to post a comment.