Maxamed Dheere:- Kuwa Miisaska dhigta Suuqa Bakaaraha waa Al-Qaacida Kamana Marna Suuqa Bakaaraha Al-Qaacida.

max. dheere

Wareysi Cod Ah

 Halkaan ka akhri

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA MAXAMED DHEERE 

Ninka sheegta Guddoomiyaha gobolka Banadir ee u adeega Tigreega Maxamed Dheere ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Idaacadda VOA.

Maxamed Dheere wuxuu sheegay in qaar kamid ah ganacsatada Bakaaraha ay yihiin Al-Qaacida, laakiin wuxuu iska fogeeyey in dowladdu madaafiic ku garaacday suuqaas.

“Waa qassab Al-qaacidadi dadkey kudhax milan tay oo lagama dhax saari karo waana kuwa gaariyaasha wax u saaran yihiin iyo kuwa buushashka ku leh Suuqa Bakaaraha” ayuu yiri Maxamed dheere.

“Dhibaatada waxa nugu haayo waxaa kamida, Sheikh Xasan Daahir Aweys, Sh. Abuu-Mansoor, Sh. Aadan Xaashi Cayroow, Sh. Fuad” ayuu yiri waa sida uu hadalka u dhigaye.

SomaliSwiss@hotmail.com 

%d bloggers like this: