Saxaafadda Carabta oo isku raacday in dagaalka ka socdo Soomaaliya ay u aqoonsadeen kacdoon Shacab gumaysi diid ah Warbixino ay qoreen Warbaahinta Carabta.

ciidamada-isbahaysiga.jpg

فشكرا للمجاهدين الصوماليين الذين يدافعون عن العرب كلهم في هذه الساعات

 Halkaan ka akhri

Xili ay sii kordheen dagaalada iyo rabshadaha kataagan magaalada Muqdisho ee u dhexeeuo Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Muqaawamada Soomaliya ayay saaxafadda Carabtu si aad ah wax uga qortaa arrimaha Soomaaliya iyadoo aad moodid in Soomaaliya ay ula midnaqatay sida Wadamada Failasdiin iyo ciraaq.

inta bada Wakaaladaha Wararka Carabta ayaa maalmahaan diirada saaray xasuuq ay Ciidamada Itoobiya kawadaan magaalada Muqdisho, Websaydyada sida aadka ah wax uga qoro arrimaha Soomaliya ayaa waxaa kamid ah www.lahaonline.com Jariirda www.Alkhleej.co.ae www.Al-quds.com www.alarabiya.net iyo kuwakale.

Jarirda baaxad wayn ee alqudus alcaribiya ayaa maqaal dheer ka qortay xasuuqa iyo gowraca ay Ciidamada Itoobiya kawadaan magaalada Muqdisho waxayna hal ku dhig uga dhigtay jariiradu Warbixnteeda Maxay Carabtu uga tagatay gumaysiga Soomaaliya waxayna warbixinteed ku bilaabaysaa sidan.

waxaa Soomaaliya kasocdo kudhawaad sanad waa Xili gumaysi saliibi ah oo arxan dara ah Wadankan Carbeed ee Muslimka ah waxaa uu dhacaa Baxrul axmarka oo ay halbowlaha uyihiin wadamada Masara , Sacuudiga Suudaan iyo Yemen.

Soomaaliya waxay gashay gacanta gumaysiga Itoobiya oo kudaba gambanayo wadamada Maraykanka iyo Israaiil markii wadankaasii laga helay raayadii Islaamka taas oo dalka kusoo dabaashay deganaan iyo amni kuwaas ooay soo dhawayn wayn ka heshay Shacabka Soomaliyeed, markii ay Maxkamaduhu dalka qabsadeen waxaa bilaawday Islaaxin iyo dib uheshisiin ay ka dhax sameeyeen Beelihii Soomaalayeed xiligaas oo ay dalka dhibka wadeen Hugaamiya kooxeedyadii Soomaaliyeed sanado ay dagaal ahliya kawadeen dalka oo ay isku dirayeen qabaailada Soomaliyeed.

Hugaamiya kooxeedyadu waxay bilaabeen in ay dhoofiyaan oo ay ka ganacsadaan Culimada Soomaaliyeed iyagoo adeegsanayo laamaha sirdoonka dalka Maraykanka taasna majoojin loolankii gudaha ee kasocday dalka Soomaliya.

Sanad kaamil ah Muqdisho waxaa kasocdo Dhibaata gumaysi sida Dil Xasuuq Barakicin dhac hanti dadwayne oo ay wadaan Ciidamada gumaysiga Itoobiya sida ay Jariiradu sheegayso, dalwaynihii Soomaaliya ayay Cadawga Itoobiya u kala goo-gooyeen gobalo iyo Ururo isdiidan waxaa Muqdisho kabarakacay Tobanaan kun oo qof waxaa joogta naqday bur-burinta gurayaha Muwaadiniinta Soomaaliyeed sida Filasdiin oo kale.

War bixinta oo ah mid aad u dheere ayaa tilmaamayso in iyada oo taasi jirto ay hadan Socdaan waxiska caabin geesinimaleh oo ay wadaan Kooxaha Muqaawamada Soomaliya kuwaas oo ugu dambayntii dhabarka jebi doono Cadawga Itoobiya warbixinta oo ah mid taariikh ah ayay saxafada carabta uga goleedaha baahinta Wararka gumaysi diidka ah ee Soomaaliya.

fiiro gaar ah. Warbixinta oo dheer Akhristayaashu waxay ku Akhrisan karaan Qolaakan carabiga ah ee hoos lu qoran.

ما يجري في الصومال منذ سنة تقريبا هو فصل استعماري صليبي حاقد علي بلد عربي مسلم يقع علي عنق البحر الاحمر، شريان السعودية ومصر والسودان واليمن.. فلقد دخل المستعمرون الاثيوبيون بالنيابة عن الامريكان والاسرائيليين بعد ان توحد البلد تحت رايات المحاكم الشرعية التي بسطت الامن والاستقرار ولاقت ترحيبا كبيرا لدي الناس.. وبدأت في اصلاح ما افسده امراء الحرب وسنوات الحرب الاهلية بين القبائل وامراء السلاح. تلك الحرب التي كان ابطالها عملاء بدون مواربة لجهاز المخابرات الامريكية التي لم تتوقف مساعداتها ورعايتها للصراع الداخلي.

سنة كاملة من المعاناة والقتل المنظم وتمزيق البلد.. لقد تم تشريد عشرات الالاف من العائلات المسالمة وتم تدمير ما تبقي من مؤسسات ومرافق ليحل محل ذلك الفتك بالمجتمع العربي البسيط لا لذنب الا لانه يقع في هذا المكان الاستراتيجي.. وها هي المنظمات الاممية تستنجد بالعالم لكي ينقذ هؤلاء المشردين في وطنهم من ديارهم، وتؤكد ان الحكومة العميلة والجنود الاثيوبيين يعطلون عمليات الاغاثة.

ولكن هناك وجها آخر للواقع. انه تلك المقاومة الباسلة التي يبديها العرب الصوماليون ضد جنود الاحتلال الاثيوبي.. مقاومة تفتك بقوتهم وتجعل وجودهم مستحيلا وكانت الايام الاخيرة شاهدة علي تطور اداء المقاومة في القلب من مقديشيو.. وقد الحقت المقاومة بالمحتلين خسائر فادحة.. وتمكنت المقاومة الصومالية من تحرير بعض المدن والمواقع وهي الان عمليا تبسط هيبتها علي جزء كبير من التراب الصومالي في الجنوب من الصومال الذي تعرض مؤخرا لقصف من قبل الطائرات الامريكية ..

الملفت للنظر ان كل هذا يحصل لبلد عربي مسلم ولا تبخل وسائل الاعلام في اظهار المأساة فيما يلف الصمت الموقف العربي.. هل يعقل ان تعتدي اثيوبيا علي العرب وتجتاح بلدا من بلدانهم وتقترب من المضيق لتخنق دولهم وتشكل مع اسرائيل دركيين للبحر الاحمر يراقب كل تحركاتهم وبعد قليل يخضعهم لقانون الجمارك وبعدها لفرض الحصار؟… هل يعقل ان يتم هذا كله فيما الجامعة العربية والمؤتمر الاسلامي في دهاليز الغيبوبة؟.. هل يعقل ان دول الخليج وغيرها من الدول التي افاء الله عليها بالنفط والخيرات وتودع ملياراتها في بنوك امريكا لا تستطيع اغاثة اخوة الدم والعقيدة؟ الصوماليون يعصفون بالمحتل الاثيوبي وبالمشروع الامريكي الشرير فيما يصدق كثير من العرب ان امريكا واسرائيل ستمنح العرب دولة في فلسطين.. انه العمي وفقدان البصيرة عندما لا يعرف مجتمع ونظام من هو العدو ومن هو الاخ!! فشكرا للمجاهدين الصوماليين الذين يدافعون عن العرب كلهم في هذه الساعات الحالكات.

 SomaliSwiss@otmail.com

%d bloggers like this: