Daawo Sawirada Xasuuqa
 Halkaan ka akhri
 Ninkii moodaayo in wadankiisa ama dadkiisa nabad qabaan waxa Xamar kasocda iyo waxa ay Idaacadaha iyo Website-yada sheegaan waa wax kala weyn runtana kafor, balse taas waxaa kasii daran kan maanta isleh gumeysiga waa saaxiibkaa, MAANTA WAA SACCA MADOW; BERINA WAA SACCA CAD, Maalin walbana Taariikhda waxbaa iska badala, Cadaabta Illaahna qofna uma kala soocna oo isku mid ayaa loo xisaabin, kii dambi galaala Aduun iyo Aakhira Isagey Xisaab Sugeysaa.
Â
SomaliSwiss Yusuf Garabey
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: SomaliSwiss |