Beelaha Jareerweyn, Digil & Mirifle iyo Sade oo si toos ah uga horyimid Qaab-dhismeedka Dowladda col. Nuur Cadde oo uu dhowaan ku dhawaaqay.

Qaran iyo Qabiil

Beelaha qaar  

Halkaan ka akhri

  •  Hoos ka dhegeyo codad kala duwan oo isugu jira is casilaad iyo dhaleeceyn Xildhibaano kala duwan ay u soo jeediyeen dhismaha Xukuumada cusub ee col. Nuur Cadde.. Sidoo kale akhri C/laahi Yuusuf oo diyaarad gaar ahi u qaaday Nairobi iyo col. Nuur Cadde oo gaarey magaalada Addis Ababa… iyo DFKMG oo Gargaarkii Qaramada Midoobey gaarsiin lahayd ka mamnuucday Gobolka Shabeelada Hoose…

  • Xildhibaan Sh. Jaamac Xaaji Xuseen oo is casiley, Qaar ka tirsan Xildhibaanada Beelaha Sade oo gebi ahaanba ka soo horjeestey qaab dhismeedka Xukuumada cusub iyo Xildhibaan Sh. Cali Aadan oo isna ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo isna si cad u sheegay in ay ku dagaalamayaan Waranka, falaarta iyo Masaarta… col. Shaatigaduud iyo col. barre Hiiraale oo ka mid ah xildhibaanada ka soo horjeestey qaabka uu col. Nuur Cadde u magacaabay xukuumadiisa….

Xildhibaan Sh. Jaamac Xaaji Xuseen “Xubin buuxda haa,laakiin mid dhiman maya”

Xildhibaan Avv. Cumar Xasan Zubeyr “Wasaaradaha wax soo saarka leh waxaa qaatey…..”

Xildhibaan Sh. Cali Aadan “Waxaan ku dagaalameynaa Waranka, Falaarta iyo Masaarta….”

Xildhibaan Max’uud Sayid Aadan oo u hadley Beelaha Sade iyo magacyada xildhibaanada beesha Sade ee bayaanka soo saaray:

%d bloggers like this: