Advertisements

Soomaaliland:- Cidii ku timaada Baasaboor aan kii hore ee Soomaaliga cagaarka aheyn, halkii uu ka yimid ayaanu ku celin doonaa.

E. Passport

Baasaboorka Cusub

 Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

Somalia:- Ethiopia Army Convoy Attacked, 8 Ethiopian Soldiers Dead an two civilians including a young male student.

ethop.jpg

8 Eth. Soldiers Dead

 Halkaan ka akhri Continue reading

Halimo Omar: “There is no limit to the suffering” Halimo Omar has taken Refugee with her blind husband & 4 children near Afgoe.

Halimo Omar

Halimo Omar

 Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaal qaraar oo lagu dilay 8 Askari oo Ethiopian ah oo Maanta ilaa Caawa ka socdo Tuulada Bacda oo ku dhaw degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

 Heesta Maanta Midab Gumeysi Diida Dila

Ethiopian troops

Dagaal Matabaan

 Halkaan ka akhri Continue reading

Intaan anigaa wata ku darso tirada Wasiirada si aan howsha kugu fududeeyo, wakhtigana waa nagu gaaban yahay.

amin153

 New PM

Halkaan ka akhri Continue reading

Wareysi aanu layeelanay Mr. Abdi Dirshe oo ah Director of Somali Canadian Alliance, (Daawo Video-ga).

Mr. Abdi Dirshe

Mr. Abdi Dirshe

 Halkaan ka akhri Continue reading

Walaalnimo kaama Rabo Wayaanoow Maliin Wacan, Wadanka Somaali Baa leh Wayaanoow Maalin Wacan, Karaamaanu leenahay, Dad Geesiya Baanu nahay.

Waxan dhashay anoo xor ah Waxan dhiman anoo xor ah

Soomaaliyeey

 

 

 

 

 

Waa Tubacyo Jacbur ah:-

-Walaalnimo kaama Rabo Wayaanoow Maliin Wacan.

-Wadanka Somaali Baa leh Wayaanoow Maalin Wacan.

-Kaaraamaanu leenahay, Dad Geesiyo Baanu nahay Wayaanoow Maalin Wacan.

-Colaadii waa Jirtii, Dalkii baad weliba Maqan, Warmaha Waa Sidanayaa-Wayaanoow Maalin Wacan.

-Gargaarkaa Waa Xumaan, Aqoontaa waa Gumaad. Wayaanoow Maalin Wacan.

-Xanuun Soo Dhoofisaa, Gaajada Aabaha u Tahay. Wayaanoow Maalin Wacan.

-Gumeeysigii Bariga Tahay, Calaamad Madoowna tahay. Wayaanoow Maalin Wacan.

-Ilaawe Abaalka tahay, Wanaagii Xumaan ku gudde.

-Walaalnimo kaama Rabo Wayaanoow Maalin Wacan.

-Riyadii Been Noqotayoow, Qorshihii Ceel buu ku Dhaqacay.

-Qabyaalad Adeegsigii, Qabqablle u Gar-gaaridii Jab iyo

Halaag, Dhulkoo lagu Jiido Hoooooooooo. Wayaanoow Maalin Wacan.

-Dalkeeyga Difaacanaa, Gumeeysiga Gooracaa-Hubkooda ka

Qaadanaa-Bakhtigoodana Gubaa-Wayaanaha Ceeyrinaa.

-Walaalnimo Kaama Rabo Wayaanoow Walaalin Wacan.

-Xisaabtuna Markaas Gumeeysiga Xulufadii, Wayaanaha

Walaalihii Rajiimka Curyaansanoow, Gumeeysiga Doortayoow.

-Dadkooda Xasuuqayoow, Xuquuqdii Lumiyayoow/ Xurmada

Garanwaayoow/Hogaanka Qabyaaladoow/ Qas iyo Muran

Aabihiis/ Qabuuraha Badiyayoow/ Dadkii kala qoonayoow/

Qaxootiga badiyayoow/ Badaha ku Xasuuqayoow/

Bulshada Bara-kiciyoow/ Kaalamdii kala Qeybsatoow/

Guryaha weyn Iibsadoow/ Kuwii Ceebta Huwadoow/

 Xumaantu Xaragadda  u Tahay/ Xishoodkii ka Haajiroow/

Dalkii waad Biiciseen oo Dadkiina Dulaa Badeen/

 Dembiilayaal Qaran Yahay/Weleee Dembiilayaal Qaran Yihiin.

-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-

-Englnad-UK-26/11/2007-

SomaliSwiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: