CNN oo Warbixin Naxdin leh ka diyaarisay Soomaaliya, Ciidamada Itobiyana ku tilmaamay “Ciidamo Kirishtaan ah oo ku jira Dhul Muslim”.

CNN Somalia

 Halkaan ka akhri

 Video iconHalkaan ka Daawo Video-ga

Telefishanka Maraykanka ee CNN ayaa maanta (Nov 22, 2007) barnaamij uu ka diyaariyey Soomaaliya ku sheegay in Soomaaliya arrimaha hadda ka socda ay yihiin masuubo ay beesha caalamku iska ilaaween…

CNN mar uu ka hadlaayey ciidamada Itoobiya ee sida ba’an loogu wax yeeleeyey caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxa uu ku tilmaamay “Ciidamo Kirishtaan ah oo ku jira Dhul Muslim”..

CNN waxa uu sheegay in hal habeen Muqdisho lagu diley 110 qof, sannadkana in tiro ka badan shan kun (5,000) oo qof ay ilaa hadda sannadkan ku dhaawacmeen Muqdisho…

Kumanaan qof oo tabaalaysan oo aan la ogeyn ama gaari karin meelaha mucaawinada in ay jiraan ayuu xusay CNN..

Sawirada hoose ayaa ka mid ah filimka uu CNN ka soo duubay Muqdisho iyo Afgooye oo ay ku sugan yihiin kumaan soo barakacay oo halkaas ay macaluul ku haysato.

 

Video iconHalkaan ka Daawo Video-ga

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: