Allaha u naxariistee Marxuumad Madiina Janeraal oo maanta Lagu aasay qabuuraha Macalin Nuur.

Mad. Janaral

Allaha u Naxariisto

 Halkaan ka akhri

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Madiina Maxamuud Cilmi (Madiina Jenaraal).

Marxuumada ayaa ugu geeriyootay dhaawac dhowaan soo gaaray, iyadoo ku jirtay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo muddo hal maalin ah ay jiiftay oo laguna daweynayay.

Agagaarka qabuuraha Macallin Nuur ayaa lagu aasay marxuumada, waxaana aaskeeda ka qeyb galay dhamaan xubnaha qeybaha bulshada rayid Soomaaliyeed.

Allaha u naxariistee Madiina jenaraal ayaa waxaa ay ku dhaawacantay jaamacada Beeraha ee deegaanka afmadoow ee Gobolka sh/hoose halkaasi oo ay ka waday samafal ay raashin ku siinaysay dadka ka barkacay Magaaalada Muqdisho.

SomaliSwisss Xafiiska Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: