“TACSI” “TACSI” “TACSI” “TACSI” “TACSI” “TACSI”

INNAA LILLAAHtacsi.jpg

Tacsi London

 Halkaan ka akhri

Anagoo ah Dadka Magacyadoodu Hoos ku xusan anagoo si weyn uga tiiranyeeysan Geerida naxdiinteeda leh ee ku timi

Marxuumad:BASRA X. YAASIIN AXMED JOOFEEY, Xaaskii Marxuum COL-CIISE KEEYSE oo 14/11/2007 ku geeriyooteey Carigan UK, Marxuumada oo aheyd Muwaadinad ku sifoowday Xurmo wanaag Xaq-dhoowr iyo Qiiro Somaliyeed dhab ah, Ehel Xiriirin,Marti soo Dhoweeyn iyo Dhaqan Diineedba.

Waxaan Marxuumadda Alle uga Rajeeyneeynaa inuu Janadda ka waraabiyo, Qoyska Reer Ciise Keyse,Reer Axmed Joofeey oo Dhan, Ehelada, Qarabaada iyo Dhammaanteena Samir iyo iimaan ha inaga siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Magacyadda Dadka Tacsida Diraaya:-

-Odey Saciid Aden Dyucaale iyo Xaaskiisa.

-Aqoonyahan C/Qani Saciid Aden iyo Xaaskiisa.

-Reer Ibraahim X.Yaasiin Joofeey.

-Reer Ibrahim Askar.

-Ilma Maxamed Cali Qoys.

-Ilma Cali Shuukare.

-Ilma X.C/Laahi Axmed Joofeey.

-Ilma Aden X.Axmed Joofeey.

-Ilma Saciid Aden Ducaale.

-Reer Xassan C/laahi Sh(Xassan Carab).

-Geeridu Waa Xaq-

-Soo Gudbintii-Xassan Carab-

-England-UK- 15/11/2007-

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: