Axmed Diiriye:- ciidamada gumeysiga Ethiopia xasuuq aan aduunka ka dhicin oo aan weli la arag ayeey ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Axmed Diiriye

 Wareysi Axmed Diiriye

Halkaan ka akhri 

Axmed Diiriye

Afahayeenka Golaha Dhaqanka & Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa wareysi uu siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, wareysigaasoo oo uu kaga hadlayay Xasuuqa ay maanta Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ka geysteen magaalada Muqdisho waxaana uu yiri “24ka saac ee haatan ugu dambeysay xasuuqii ka dhacay Boqolaal ayuu gaarayaa, dhaawacuna xisaab maleh, marka xasuuq iyo baro kicinba ayay nimankaas Ethiopian-ka la yiraahdo meeshaan Muqdisho la yiraahdo ku sameeyeen”

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Axmed Diiriye 

%d bloggers like this: