Cade Gaaboow:- waa in dadka muqdisho isku meel uga soo wada jeestaan, kan ladiyaayo kan fiirsaayaa walaalkiis eh, hadii kan maanta laga boxo in meri kan kale lagalaayo haku tala galo.

cade gaaboow/ Max. dheere

 Wareysi Cade Gaaboow

Halkaan ka akhri Continue reading

Axmed Diiriye:- ciidamada gumeysiga Ethiopia xasuuq aan aduunka ka dhicin oo aan weli la arag ayeey ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Axmed Diiriye

 Wareysi Axmed Diiriye

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayaha Guud ee Q.M Ban Ki-moon oo doonayo inuu Soomaaliya Ciidamo u Soo diro, kadib markii dadkeeda la xasuuqo oo labaabi’iyo.

ban-ki-moon1.jpg

Halkaan ka akhr Continue reading

Xasuuq ay ciidamada gumeysiga Ethiopia u geysteen shacabka Muqdisho, tirada dadka ay xasuuqeen ay kor u dhaaftay in kabadan 50 qof.

xasuuqa shacabka

Xasuuqa Shacabka

 Halkaan ka akhri Continue reading

Qasaarihii shalay loo geystay Ciidamada gumeysiga Ethiopia, oo ay maanta uga aar guteen Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

dagaalka muqdisho

Jabkii Xabashida

 Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Yusuf Indha-Cade:- gumeysiga waxa dagaalka kula jira waa anaga, iyo shacabka guryahooda laburburiyay, xasuuqana lagu hayo.

yusuf indha cade

Wareysi Sh. Indha Cade

Halkaan ka akhri Continue reading

Sh. Shariif:- hadii uu Caalamka u leexday inuu garab siiyo gumeysi, anaga uma jixinjixeyno ee xaqeena waa soo dhacsaneynaa.

Sheekh Shariif

Wareysi Sh. Shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane Ban Ki-moon oo walaac ka muujiyey dagaal ka qarxo Xaduuda Eritrea & Ethiopia.

eritreafiring.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: